5 wax yaabood o aadan ka ogayn shumiska (baashida) ama dhunkashada

Wednesday, June 29, 201116comments

5 wax yaabood o aadan ka ogayn shumiska (baashida) ama dhunkashada

Shumisku wuxuu ka mid yahay wax yaabaha ugu muhiimsan ee aad ku muujin Kartid jacayl dhab ah, waxaa jira qaabab fara badan oo loo shumiyo,  waxayna ku xirantahay qofka aad shuminaysid, laakin waxaa jira 5wax yaabood oo aadan ka ogayn shuminka o si wayn kaaga yaabin doona, hadii aa ogaatid 5 tan  waxyaabood waxaad noqon labo mid, in aad shumiska aad u jeclaato iyo in aad asaga dhan joojiso .

1: Shumisku aad ayuu kuugu wanaag sanyahay

Shumisku dhab ahaantii wuxuu ino yahay caafimaad, wuxuu xaqiiqdii hormariyaa maqaarka jirka wuxuu kaloo caawiyaa wareega dhiiga, wuxuuna ka hortagaa ilka xanuunka , xitaa wuxu qafiifiyaa madax xanuunka sida culumada ku xeel dheer saayniska ay xaqiijiyeen.

2: shumisku waa aalmiito ama jimicsi (exercise)

Shumiska caadiga ah ee daanka la iska shumiyo waxaa la adeegsadaa 2 muruq oo ma mid ah murqaha wejiga halka shumiska dheer ee baashida loo yaqaano oo dadka qaar ugu yeraan French kiss la sheegay in la is ticmaayo 34 muruq, taas o ka dhigan in aad isticmaashay dhamaan murqaha ku jira wejigaga, hadii aanan qaldaneen. Shumiska gaaban waxa ku gubi karta xogaa calories ah meesha baashida dheer ku gubi kartid 5 calories, hadii aad baashiyaysid qof hal daqiiqo waxaa ku gubi karta 26 calories, saacad hadaa samaysane waxa iska dayn kartaa in aad gymka aadid madaama aad gubi kartid 1,560 calories. Maxaa uga baahantahay in aad gym aadid!!!!!

3: Dhunkashadu waa drug oo kale

Hormons ka aa so daysid marka aad shuminaysid wuxuy ka awood badan yahan 200 oo jeer waxyeelada drug ga la yiraahdo morphine, waana sababta aad u helasid dareenka xaraarada ama sarqaanka leh marka aad xoogaa shumiso,

4: Shumisku waa hoyga jeermiska

Ma ogtahay In hal shumis la iskugu gudbin karo 278 nooc oo ka mid ah bakteeriyada (bacteria) meesha shumiska dheer ama baashida la iskugu gudbin karo 10 million o bakteeriyo ah. Sidaa daraadeed waxaa wanaagsan in aad ku ekayso shumiska hal qof oo aad taqaanid kuna kalsoontahay oo aad ogtahay in ay ku dadalaan nadaafada oo ay cadaystaan.

5: Cudurada qaarkood o lagu kala qaadi karo shumiska

Waxaan hubaa in aad ka war haysaan in mononucleosis ama waxa loo yaqaano kissing disease lagu gudbin karo shumiska, sidoo kale ma ogtahay in cadhada ama isnadaamiska lagu kala qaadi karo shumis.  Waxa intaa dheer sanadki 1997 in haweeney ay  ku qaaday cudurka HIV shumis,  waxa sabab u ahaa ninka o qabay HIV iyo labadooda oo qabey cudurka ilka dhiig ama ciridka o dhiig ka imanayo sidaa daraadeed dhacaan asaga ka yimid ayaa gaaray meeshii iyada ka dhiigaysay durbadiina ku cararay unugyada dhiiga qaada . waana arin la yaab leh in sidan fudud laysku qaadsiin karo cuduro halis ah sida HIV/AIDS.

Gabagabadii shumisku wuxu noqon karaa wax aad ku raaxaysato sidoo kale wax laga yaqyaqsado ama lagu lalaboodo,  sidaa daraadeen taladaydu waa in aad doorataa hal qof oo aad si dhab ah u  jeceshay oo aadan marnaba ka maarmin. Oo aad isku daydaa In aad ogaato ama la socoto nadaafada qofktaas  iyo inta jeer ay ilkaga cadeystaan

W/Q: Mr Kuuriya and Mr Kuwaataro

wixii comment ah wan so dhawaynaynaaa insha allah wixii faahfaamin ahne diyar ayan u nahay in aan samaynto faahfaamin dherad ah
Share this article :

+ comments + 16 comments

samiiira
June 29, 2011 at 6:20 PM

waaw masha allah waa wax muhim ah in aan mowduucyadaan o kale kaa hadalno waana wax saamayn karo qofwalbo haddabo somaliyey waanada hala qaato qaasatan ragga lolz

samiiira
June 29, 2011 at 6:20 PM

waaw masha allah waa wax muhim ah in aan mowduucyadaan o kale kaa hadalno waana wax saamayn karo qofwalbo haddabo somaliyey waanada hala qaato qaasatan ragga lolz

Hakin
June 29, 2011 at 9:29 PM

Runti qodobkani waa mid muhiim u eh bulshada gaar ahaan dhalinta waxana loo baahanyahay in ay waxbadan ka ogaadaan ficilada ay sameyaan iyo saameynta caafimaadkoda uu ku leeyahay iyo wax yaabaha faidada ah ee ku jira.

faay
June 30, 2011 at 11:25 AM

hhhhhhhhhhhhhhhhhhh waxan isleyahay shumisku waa muheem madana oo yahay furaha jecelka aad u qadi karto qofka aad jeceshahay kkk

faay
June 30, 2011 at 11:25 AM

hhhhhhhhhhhhhhhhhhh waxan isleyahay shumisku waa muheem madana oo yahay furaha jecelka aad u qadi karto qofka aad jeceshahay kkk

WABI
July 2, 2011 at 4:35 AM

waxan filya waa ineey talo aad u wanagsan qasatan raga gabdha shiriska badan, kkkkk SOMALIDII hore shumis markeey maqalaan afkiisa udarana ayeey dhihi jireen ileen cafimaad darada uu leeyahay ayeey ogsonayeene

August 13, 2011 at 6:23 PM

aad ayaan ugu faraxsanahay in bulshadena la fahansiiyo waxyaabaha ka maqan oo aanay marna ku fikirin faa;iido iyo qasaaro wexey leeyihiin waana u hambalyeynayaa dhalinta soo bandhigtay iyo kuwa ka soo shaqeeyayba aniga caafimaadku waa laf dhabarka bulshada madooyinkaas wan soo bartay medical nursing assistant markii hore waan la yaabanaa balse waxan ogaaday ineey adag tahay sidaa isugu aamintaa qof aanad jecleyn ama aqoon aanad u laheyn cafimadkiisa iyo nadaafadiisa nadaafaduna waa doorka koowaad ee suurto galisa inaad ka hesho ama aad dreentaa qofkaas insha allah waxan rajeynaa inan la kulmi doono qof leh calaamadaha lugu aamini karo ama lugu jeclaan karo waxaana wax kasta ka muhiimsan qofka inuu diin leeyahay qofkaas nadaafadiisu inta badan wey fiican tahay couse mar kasta wuu cadeytaa salaada ayaa na fareysa nadaafada waxan aaminsanahay dreenka ama jeceylka xoogiisa inuu ka yimaado faruuryaha ama dibnaha sida u taqaan shumiskuna wuxuu sababaa inaad aad u jeclaato qofka ama u nacdo karahdo adigoo nacaaya riixada ama shiirka ka soo baxaayo allah ha naga dhigo kuwii ku dadaala nadaafada dreenkoodana ku bogta raali galinta allah oo ah in xalaal leysku yahay ,,,mahadsanidiin ascwwb

NasrAli
September 29, 2011 at 2:30 PM

war ilahey ka baqa shumis dadka is qaban ayu u bananyahay n wen its abt health maters,then u r wrong plz stop misleading da youth coz dey blv dat kisin makes their lv grow stronger al dis r heap of lies

October 24, 2011 at 3:51 AM

Articles like this really gsreae the shafts of knowledge.

October 24, 2011 at 12:31 PM

Whoa, tinhgs just got a whole lot easier.

October 26, 2011 at 7:00 PM

Enlgihteinng the world, one helpful article at a time.

October 26, 2011 at 9:58 PM

If your artilces are always this helpful, ?I'll be back.?

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks