Shukaansigaaga koowaad ayaa noqon kara mid burburiya qeebaha xiga ee shukaansigaaga, si uusan u burburin xiriirkaaga cusub waxaa la gudboon wiilka ama gabadha in ay ka hadlin arimo badan oo ku haboon in laga hadlo xiliyo kale aan munaasab ama ku habooneen kulanka 1aad.
1. Haka Hadlin Xiriirkaagii Hore (saaxiibkaa ama saaxiibtaa hore)
Ka hadalka qofka aad xiriirka la lahaan jirtay munaasab kuma ah in aad soo qaado kulanka 1aad, sababtoo ah qofka aad markaas la hadleeso isla markii maskaxdiisa ayaa soo qabaneeso qofka aad ka hadli jirtay isaga oo ka fikir ama umaleeya in uu ahaa xiriirkiina mid sareeyay, wuxuuna u arkaa qofka aad ka hadleeso xitaa hadii aad kala hartaan aadna goobta kusoo qaaday sheegistiis waxaa suurta gal ah in uu iska dhaadhiciyo in noloshaada saameen uu wali kuleeyahay qofka aad ka hadashay.
2. In aadan Si xad dhaaf isku amaanin
Si kasta aad magac iyo sumcad u leedahay ma hooboona kulanka 1aad in aad si xad kabax u faanto waayo qofka aad la hadleeso wuxuu iska dhaadhicinayaa in uu bartay qof faan badan, dadka faana badanaa waa kuwa laga shakiyo ama loo qaato in uu qofk uu la hadlaayo iska cadow jabiyo taasne waxay kaa burburin kartaa in kulanka xiga oo kaa khasaaro taana waxaa ugu wacan adiga oo afkaaga isku dilay.
3. Arimahaaga kuwa adiga kuu gaarka ah (Sirtaada)
Laga yaabee in aad kala hadasho arimahaaga adiga kuu gaarka adiga oo isku daya in uu kuu arko qofkaan in aad tahay daacad balse qofka aad markaas la hadleeso wuxuu kuu arkaa in uu bartay qof aan waxba qarsan karin, wuxuuna kaala baqaa in uu warar hoose kuugu aamino, marka ma habooni in aad kala hadasho waayo waxay caqabad ku tahay kulamadaada xiga.
W/Q: Daalac Daahir Shoot
E-mail: daalac9@hotmail.com
www.daalac.com
+ comments + 26 comments
On the first sight it looks like it were correct but if you look closely there is no sense of this..
On the first sight it looks like it were correct but if you look closely there is no sense of this..
wax badan ayaan ogaaday oo aan hore u ogeen
waa wax caqli gal ah waa fahanay webka daalac wuu mahadsanyahay
wax badan ayaan ogaaday oo aan hore u ogeen
waa wax caqli gal ah waa fahanay webka daalac wuu mahadsanyahay
Qoraa ayaa tahay Daalac waa na madadaalisay
wiil iyo gabar arintaan way quseesaa
Qoraa ayaa tahay Daalac waa na madadaalisay
wiil iyo gabar arintaan way quseesaa
waa arin laqaadan karo webka aadumahadsanyahay
waa arin laqaadan karo webka aadumahadsanyahay
Qof ka hadlaya majiro doqon mahe, lkn ani ahaan aad ayan ujeclahay inay gabdhu igashekayso xiriradedi hor dhamantodna way yelan, haday dido, kuwayga o an ani alliftay ayan ugashekeya, "haye marakan wa adi" islamarkana waxana u arka inay tahay janis an inantan kufurfuri karo, maxa yelay su,alo badan ayan kaso baxaya jawabahodana ayaga halaga helo ama adi ay ka anfacayan xiriirka.

Thanks daalac
Thanks daalac
As it goes on lv all bt trust none,wlh dis is very true lkn wey wanagsantahy inad ka wada hadashan xirirki hore
As it goes on lv all bt trust none,wlh dis is very true lkn wey wanagsantahy inad ka wada hadashan xirirki hore
masha Allah qatar aaya tihin webka
masha Allah qatar aaya tihin webka
waad mahad santihin weebka daalac,wax badan ayad nafahan sisen
waad mahad santihin weebka daalac,wax badan ayad nafahan sisen
Life is short, and this article saved vauablle time on this Earth.
This piece was a lifejacket that saved me from dowrnnig.
mashaa allaah walal wax badan ayaan gartey oo na fahmey hadalada kulina wa run thanks by mamiin555@hotmail.com
mashaa allaah walal wax badan ayaan gartey oo na fahmey hadalada kulina wa run thanks by mamiin555@hotmail.com
Post a Comment