Wiil Soomaali ah oo uureeyey Xaaska aabihiisa !!!!!!!

Monday, June 20, 201116comments

xigashada warka: http://raaxadaguurka.blogspot.com

Waxaa  magaalada Dalac ee dalka Yeman  ka dhacay todobaad ka hor dhacdo la yaab leh taasoo ka fajacisay Soomaalidii ku nooleed dalkaasi,

Magaalada Dalac gaar ahaan Xaafadda oo ay Soomaalida u  badanyihiin ayaa waxaa ka dhacay qiso ka fajicisay kadib markii wiil uu uureeyay eedadiisa aabahiis qabay,

Muddo lix bilood ka hor Aabe Soomaaliyeed oo deganaa magaaladaas ayaa safar  shaqo waxa uu u aaday magaale kale ee lagu magacabo Al Qayda oo ku taalla isla dalkaasi,

Wiil uu dhalay Aabe Axmed  oo ahaa dhalinyaro oo aan magaciisa u qarinay sababo ceeb jirta awgeed ayaa waxa uu bilabay inuu damaaciyo eedadiisa aabihiisa qabay oo aheyd mid aad u qurxoon soo jiidasho badan dhan walba iyadoo la isu helay waqti guriga lagu kaliyoobo,

Wiilkaas ayaa geed dheer iyo mid gaaban u fuulay siduu ku hanan lahaa eedadiisa ayaa bilaabay inuu hadalo kaftan iyo waji farxadeed kula dhaqmo mudo iyadoo markii dambe uu dhexmaray isfaham kadib bilaabay baashaal,

Lix bilood kadib ayaa waxaa ka yimid safarkiii shaqo Aabe Axmed waxa uu arkay xaaskiisa oo calool yar leh kadib shaki weyn ku dhashay isaga oo yaaban ayaa waxa uu geeyay rug caafimaad waxaana loo sheegay inay xaaskiisa Uur dhowr bilood leedahay,

Odaygii oo qabay sonkor iyo dhiig kar ayaa isla goobtii jooga ugu dhacay kadib Cisbital galay iyadoo maalmo kadib markii uu meyrka yeeshay waydiyay su,aalo ah yaa Uurkan kuu yeelay ?

Xaaskii ayaa ka biyo diiday inay sheegto qofka ka dambeeyay arintaan fajacisada ah dood iyo dagaal kadib ayaa waxa uu Aabe Axmed waydiyay caruurtii yareyd ee uu dhalay,

Gabar ka mid ah caruurti weyneyd oo la socotay jeceylka qarsoodiga ah ee ay wadaageen walaalkeed iyo hooyadeed aya si lama filaan ugu sheegtay Aabahed oo dhahday ,Aabe waxa habeenkii sariirtada ku ciyaari jiray walaalkeey iyo hooyo taasoo cajiib ku noqotay Aabe Axmed oo ku soo dhacday inuu wiilkisa cel celis ahaa balse uusan fileynin inuu u daba maryeeyo xaaskiisa qaaliga aheyd,

Odaygii oo yaaban  ayaa isla goobtii ku furay xaaskiisa u dhashay caruur badan waxa uuna eryay habaarna farqaha ugu shubay wiilkiisa iyadoo eededii sheydaanka qaaday ee wiilkeeda la galmootay iyo wiilkii aabahiise godkiisa u daba maryeey ay laba wado ka  kala baxeen,

Aabe Axmed oo iminka ku nool magaaladaas heysta  caruur hooyadood beerta gashay iyadoo xaaskii uu furay iminka joogta xaafadda Basaatiin gaar ahaan meelaha ay naagaha  meelaha ay ku noolyihiin dumarka Soomaalida ee balwada leh,

Dalka Yeman oo ay Soomaalida u badanyihin ayaa waxaa ka dhacay dhowr jeer qisooyin la yaab leh iyadoo Wariyaha Alcarabiya ee dalkaasi Siraaj Soomaali ballan qaaday inuu soo bandhigi doona qisooyin kale oo la yaab leh maalmaha soo socda,

W/D C/qaadir Axad, iyo Xaaji Tahriib,

www.daalac.com
Share this article :

+ comments + 16 comments

Siham abdulaziz
June 21, 2011 at 3:05 AM

Waaa arin layab leh oo aan laga filen wiil muslim ah hadane soomali ah waxey igu noqotay arin aan waligey maskaxda aan kalinin

Siham abdulaziz
June 21, 2011 at 3:05 AM

Waaa arin layab leh oo aan laga filen wiil muslim ah hadane soomali ah waxey igu noqotay arin aan waligey maskaxda aan kalinin

June 23, 2011 at 1:53 AM

Waa yabka yabkiis?

June 23, 2011 at 1:53 AM

Waa yabka yabkiis?

June 26, 2011 at 10:24 AM

mid waa yaab midna yaabka yaabkiisa mid waan ka yaabo inan aabihi daba maray midna waa yaabka yaabkiiso idinkoo ka sii sheekenaya walaashay sahray waxa aan aad uga helayay sheekoyinka maadaalada ahaa se iminka waad iga yaabisa waad ka dartay so sheekooyinkan oo kale walaashay dabool inta ad karaysid

June 26, 2011 at 10:24 AM

mid waa yaab midna yaabka yaabkiisa mid waan ka yaabo inan aabihi daba maray midna waa yaabka yaabkiiso idinkoo ka sii sheekenaya walaashay sahray waxa aan aad uga helayay sheekoyinka maadaalada ahaa se iminka waad iga yaabisa waad ka dartay so sheekooyinkan oo kale walaashay dabool inta ad karaysid

October 29, 2011 at 10:40 AM

Just wanna remark on couple of common items, The web site style is perfect, the topic matter is rattling very good

October 29, 2011 at 2:58 PM

I understand and respect your clear-cut points. I am impressed with your writing style and how well you express your thoughts.

June 1, 2015 at 4:14 AM

waa caadii sheekoyyinkaan oo kala kaga boqo webka
sheekogalmo.blogspot.com

June 1, 2015 at 4:15 AM

waa caadii sheekoyyinkaan oo kala kaga boqo webka
sheekogalmo.blogspot.com

June 1, 2015 at 4:15 AM

waa iska caadi sheekoyinkaan waa dhaccaan aduunka
http://www.sheekogalmo.blogspot.com

Anonymous
February 28, 2018 at 5:45 PM

Sacdiyo

February 20, 2019 at 8:33 PM

Sacdiyo waxan joga swedan runti dabada waxay ledahy mcn an cadi ahen wayna koloshahy hal mar ayan gabar dabada ka wasay ila so xarir aniga Eyman85@icloud.com

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks