Sida uu cadeeyay Muftiga dalka Bulgaria Alish Haji mar uu waramayay Tv-ga Turkiga TRT ayaa sheegay in dhibaatada muslimiinta lagu haayo ay soo bilaabatay sanadadii 1990, wuxuuna sheegay in ay dii waan galiyaan in kabadan boqol weerar oo lagu soo qaaday masaajidyada, isaga oo uu sheegay in muslimiinta gaar ahaa dumarka sita xijaabka ay noqdeen kuwa ugu badan loo weraro waliba si cunsuriyad ku jirta.
Inkastoo la garanayo dadkii gubay masaajidyadii ku yiilay magaalooyinka kala ah Nikopol iyo Karlovo sanadkii 2009 ayaan la kulmin wax ciqaab ah dhanka dowlada.
Alish ayaa sheegay inta uu hayay jagada wax yaabaha aan u qabsoomin ay kamid tahay in ay u baahanyihiin in ay ka dhisaan masaajid caasimada Sofia.
Muftiga ayaa sheegay in ay sugayaan ogolaasho ah in ay dhistaan masjid labaad oo ay ka dhisi doonaan meelaha ay iyaga iibsadeen wuxuuna sheegay in kabadan 3 sano in aysan ka helin doqo magaalada wax ogolaasha ah, sidoo kale muftiga ayaa sheegay in xitaa aan laga heleen caasimada qabri ay leeyihiin muslimiinta.
Xigashada warka: http://www.forum-islamik.com/forum/showthread.php?64535-Problemet-e-mysliman%EBve-n%EB-Bullgari
W/Q: Daalac Daahir Shoot
Aqriso warka oo ah luuqada Albaaniya
Në Bullgari sulmet raciste kundër myslimanëve tregojnë rritje.
Dhuna nuk kufizohet vetëm me presione morale, por digjen xhami e ngacmohet populli mysliman.
Kryemyftiu i Bullgarisë, Alish Haxhi, i shpjegoi problemet e myslimanëve të Bullgarisë në TRT Haber.
Xhamia Mahmut Pasha që është një vepër e Mimar Sinanit, tani është një muze arkeologjik.
Kryemyftiu Haxhi, tërhoqi vëmendjen se në Sofje nuk gjendet ende një varrezë myslimane./trt/
Post a Comment