Gabdhaha oo xiiseeeya wiilasha kaftanka badan

Monday, July 4, 20112comments

Daraasad cusub oo la sameeyay ayaa daaha ka qaaday in gabdhaha aad u jecel yihiin wiilasha kaftama marka loo fiirsho wiilasha xirxiran, gabdhaha ayaa ku kala xushta xushmeeta wiilasha hadba sida ay ukala furranyihiin.

Sida lagu xusay Times of India, in gabdhaha aad u jecel yihiin xilyada ay la kulmaan wiilasha kuwa keena  qosolka, indhaha gabdhaha ayaa soo jiitaan qosolka iyo kaftanka, warbixinta ayaa sheegtay in gabdhaha qaba stres  uu si sahal ah ug bixi karo  hadii ey haleen wiil ka qoslisiiya ama madadaaliya.

Daraasadaan oo ay sameeyeen Eric Bressler, From  Westfield State College, Massachusetts, USA, ayaa muujiyay in gabadha ay janjeersato ( u milic sato) dhanka wiilka ka qoslisiiya taas marka dambe ka dhigta lamaane dhanka nolosha ah, wiilka bashaash ayaa ka dhiga nolosha gabadha mid faraxsanaan ku dheehantahay.

Sigal Balshine of McMaster University, Hamilton, Ontario, ayaa daraasadaan ku sameesay 200 arday oo ka kooban wilal iyo gabdho taas oo lagu soo bandhigayay sawiro kala duwan, gabdhaha ayaa doortay sawirada wiilasha qosolka bixinaya xiliga sawirka laga qaaday.

Xigashada warka: http://kabarinews.com/article/Berita_Indonesia/Unik/Wanita_Suka_Pria_Humoris_Mengapa/36960

W/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

+ comments + 2 comments

abdi ftah mohamed
July 5, 2011 at 10:48 AM

run ahaantii daraaseenta lagu sameeyay arinaan maahan mit ladhihikaro waamid beena sababtoo ah waanu aragnaa waan lakulanaa arimahaas mar walban waanu xiiseeneynaaa by aqiyaarta

abdi ftah mohamed
July 5, 2011 at 10:48 AM

run ahaantii daraaseenta lagu sameeyay arinaan maahan mit ladhihikaro waamid beena sababtoo ah waanu aragnaa waan lakulanaa arimahaas mar walban waanu xiiseeneynaaa by aqiyaarta

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks