Ila Qosol: $1 ma nagu filanyahay loolz

Wednesday, July 27, 20110 comments

              Nin ayaa naagtiisa $1 u dhibay markaasuu yiri soo managu filno halkaa doolar xili guriga aysan waxba oolin wax rashiin ah, naagtiisa ayaa dhahday haa ilaa hal sano wuu nagu filanyahay halka doolar, ninkii ayaa yiri maashaAllah alla naag fiican ayaa qabaa wax dhaqaaleen taqaano markasuu naagtii ku yiri maxay noo gooysaa? naagtii kulahaa kalandar ayee noo gooysaa halka doolar,  waayo kalandarka waa 12 bil  kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk way ka badisay naagta ninka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk


W/Q: Daalac Daahir Shoot

Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks