Ila Qosol: 2 Nin oo waalan

Friday, July 29, 20112comments

       Midkoo waalan ayaa maanakoobiyo lagu xiray, maalin maalmaha kamid ah ayuu fuulay dabaqii ay ku xareesnayeen, ilaa wa illaa waa istuuraa camal inaa is dilo ayaan rabaa, dadkii mesha joogay iyo booliska waxi dhan wa isku so baxen, wala celin wayay, mid kale oo waalan ayaa imaaday oo markaas hurdo kasoo kacay maxaa dhacay ayuu dhahay see wax u jiraan? sakiin yar ayuu jeebka kala soo baxay kulahaa masoo dagee mise sarta dhan aan dhulka dhigaa sxbka asagoo ooyna ayuu soo dagay oo dhahaayo hana dilin ilaahay dartiis nagu dhaaf kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Share this article :

+ comments + 2 comments

July 30, 2011 at 11:11 AM

sakiin yar ayuu jeebka kala soo baxay kulahaa masoo dagee mise sarta dhan aan dhulka dhigaa. Sxbkaa asogoo oynayoo ayuu so dagay oo dhahayo hana dilin illaah dartiis nagu dhaaf kkkkk wax waalan dheh kan waaba iga qoslisii bisinka

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks