Ila Qosol: 3 nin oo kala daran caadi ma ahan sheekadooda

Wednesday, July 20, 20110 comments

    2 sxbo ah oo masoomayaal (ma soomaan) iyagoo meel fadhiya waxaa soo maray koo sigaar cabaayo markasaa dhaheen haye adigane maanta ma soonid miyaa? kii sigaarka cabaayay kulahaa see ku ogaateen asxaabeey in aan sooneen maanta kkkk markasaa la dhahay ee sigaarka aaba gacanta ku heesaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkk isagane kulahaa idinkane maanta ma soomanideen kkkkkk kuwii kale ayaa dhaheen sxbow see ku ogaatay in aan maanta soonka u qabanay? kulahaa aniga ayaa i xamaneeseen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk xariif aatahay naga booti ma dhihi karanoo loolz

W/Q:Daalac Daahir Shoot
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks