Ila Qosol: Alla abaayo ninkaaga maxaa dilay kkkk naag aa naxeen wali ma aragtay kkkkk

Sunday, July 3, 20110 comments

Labo naag ayaa sheekeystay oo sheeko ayaa dhex martay , mid baa tiri ''Heblaayo sow ma ogid inuu ninkaygii dhintay'', tii kalaa oo naxsan ayaa tiri  ''Alla maxaa ku dhacay miskiinka'', markasaas waxay ugu jawaabtay  'Intaan Pasto dukaanka uga dirsaday sow baabuur ma kala gooyn'', tii kale oo naxsan ayaa ku celisey ''Abaayo maxaad sameeysay markaas''? kulahaa "Maxaan kaloo sameeyn lahaa BARIIS BAAN ISKA KARSADEE.  kkkkkkkkkk.kkkkk kuleel maba ku haayo ninkeeda dhamashadiisa bariis eeba iska sii karsatay ma naxdo dheh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

markasta kala soco ila qosol ku raali galiya www.daalac.com

W/Q: Daalac Daahir shoot
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks