Ila Qosol: Arday Soomaali ah iyo macalinkiisa oo Indonesian ah maxaa kala qabsaday ila qosol

Monday, July 4, 20111comments

        Ardaygaan oo lagu magacaabo Abdihakim, facebook looga yaqaano Waranle M Ali (Boy Yare Som Stars)  waana ardayda wax kabarata dalka indonesia, ayaa laptopkiisa wuxuu password uga dhigay mau apa (maaw apa waana Indonesian language) oo af Soomaali la micna ah maxaa rabtaa, waxaa dhacday maalin isaga oo xisada ku jira ayaa macalinkiisa wuxuu maagay isticmaal laptop ka Abdihakim markii uu shiday laptopka ayuu Abdihakim ka codsaday passwordka,  isaga dhahaayo sebutkan password anda (ii sheek password kaaga), Abdihakim ma dhihi karo "mau apa"  kkkk macalinka ma u qaadan karoo mau apa maxaa rabtaaa (calaashaan laptopkeyga maxaa karabtaa ) kkkkk, ardayda fasalkane maka war haayaan in Abdihakim passwordkiisa mau apa in uu ka dhigtay  way ku qoslaayaan waxay dhahaayaan kan macalinkiisa uuba dhahaa maxaa rabtaa indho adkaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk macalinkii ayaa dhahay jelaslah password-nya (maxaa kale oo rabi lahaa, way iska cadahay passwordka ayaan rabaa) kkkk, Abdihakim ma dhihi karo markale mau apa kkkkkkkk ardaydii fasalka qosol la dhaceen kkkkkkk macalinkii xanaaq lool kkkkkkkkkkkkkk

markasta kala soco ila qosolka ku raali galiya www.daalac.com

W/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

+ comments + 1 comments

October 25, 2011 at 11:17 AM

You got a very wonderful website, Glad I discovered it through yahoo. best reseller hosting | reseller hosting |

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks