Ila Qosol: caadi ma ahan ninkaaan naagtiisa uu dhibsaday sheeko shactaro leh uu sameeyay kkkkkk

Wednesday, July 20, 20110 comments

    Mid ayaa sxb kiisa u sheekenayay wuxuu ku yiri sxbow xalay naagtayda ayaan isku dhacnay waan ku xanaaqay heer waxaan gaaray aan dhibsado in aan arko wajigeeda xanaaqa aan u qabo lee, kii kale ayaa dhahay sxbow naagtaada wajigeeda maaba dhibsatay xalay? kii naagta qabay kulahaa waa dhibsaday kkkkkkk kii kale ayaa dhahay hadii aad dhibsatay maxaa guriga iskaaga soo bixi waysay kaligeed lee qolka haku hartee kkkk kii naagta qabay kulahaa maya ma baxin laakiin nalka ayaa damiyay kkkk qolka dhan mugdi uu noqday ma arkaayi wajigeeda kkkkkkkkk

W/Q:Daalac Daahir Shoot
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks