Ila Qosol: Hal Lug

Friday, July 29, 20110 comments

             Xirsi dhoore ayaa maalin isagoo jooga magaalada Milano ee dalka talyaaniga wuxu galay Maqaaxi Koff?.

markaasu yiri hal koob oo kaff? ah waa imisa??

shaqaalihi ayaa  ugu jawaabay: hadii aad fadhiga ku cabto waa 2 euro hadiise aad istaaga ku cabto waa 1 euro

xirsi ayaa yiri hadaan Hal lug ku istaago waa immisa?!!. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

W/Q: Nasra Fantastic "Ratata"





Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks