Ila Qosol: INAN BAA DHUTINAYA QOR

Friday, July 29, 20111comments

        hada ka hor ayaa arday & macalinkiisa ayaa isku jah wareereen, waa olalihii Af-soomaaliga Af-kii hooyo lagu baranayay, macalinkii ayaa sanbuuradii ku qoray (INAN BAA DHUTINAYA) ardaygii ayuu yiri masax sanbuurada ee ku qor eraygan aad hada masaxday markaasuu ardayii qoray (IGAARAAA HINTAAYO) macalinkii wuu xanaaqay ardaygii ayuu canaantay, ardaygii intuu ku qoslay ayuu yiri macalin maxaa iigu qeeylineeysaa ma taqaan erayga aan qoray,markaasuu macalinki yiri maya ,ardaygii ayaa yiri macalin soowlama dhihin Afka hooyo hala qoro,macalinkii haa ayuu ku jawaabay, ardaygii wuxuu yiri Afkeygii hooyaan qoray ee afkaada hooyo ma qorin.

Share this article :

+ comments + 1 comments

September 16, 2011 at 1:32 AM

juma;a wngsn all daalac.com after sbxyaal ayaan taan mada daala dii iyo barnaamij yadii aad noosoo tabin jirteen mahayno mxaa jira . sheekooyi kii jcyl ka ahaa ila qosol dhnksta gaar ahaan ila qosolta oo aan xiiseeyo , so sxbyaal shaashada waaka baxdeen ku soo laabta .. bulashdu webka ugu bdn oo ay akhrisato waa daalac.com marka dib u bilaaba barnamaij ya ya diinii idin ka oo raali ah maalin ksta oo aan soo galo daalac waxba kuma qorna kk we wait u pls come bac we miss ur barnaamij ya diiniii

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks