Ila Qosol: kan iyo sxb kiisa ila qosol ayaa dhax maray aan caadi aheen funy friends loolz

Thursday, July 21, 20110 comments

             Wiil arday ah oo dhigta Jaamacadda Muqdisho ayaa waxaa soo wacay sxb kiisa ee baadiyaha isla joogi jireen, kii reer baadiyaha ahaa ayaa ku dhahay sxb kiisa sxb maxaa qaadataa jaamacad in aad gashay waa maqlay? kii ardayga ayaa dhahay sxbow waxaan qaataa Computer, kii reer baadiyaha kulahaa sxbow markii guriga ka baxeeso computerka ha qaadan hadii kale waa lagu dilaa kkkk doraadba koo computer wato ayaa lagu dilay tuuladeena kkkkkk kkkk kan reer baadiyaha ah wuuba baxsan yahay kkkkkkk computer ayaan qaataa wuxuu u qaatay in wax gacanta lagu wado kan kale wuxuu kawadaa computer ayaan bartaaaa kkkkkkkkkkkkkk

W/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks