Ila Qosol: kan koo ka wahsi badan maba arkin loolz kkkkk

Saturday, July 2, 20110 comments

Beri waxaa wada safray laba nin, markay beryo sii socdeen ayey maalintii danbe waxay dageen meel tuulo u dhaw,labadii nin mid ka mid ah ayaa kii kale ku yiri sxboo lacagtaan qaad oo hilib Tuulada nooga soo gad" , ninkii waxuu yiri walaaloow ma yeeli karo oo waan caajisanahay" isagii baa baxay oo Hilibkii soo iibiyey , markuu keenay ayuu misane ku yiri sxboo istaag oo noo kari" ninkii misana waxuu yiri wax karinta kuma wanaagsani" ninkii keenay hilibka ayaa misane kariyey hadane waxuu yiri orod sxb oo nooga soo daji digsiga " hadaa waxuu ku yiri ma kari karo oo waan ku gubanayaa" ninkii baa is taagay oo ka soo dajiyay wuxuu yiri misana " Noo soo gur " ninkii wuxuu yiri waxan ka baqayaa in uu marada iiga daaato" Ninkii ayaa misana soo Guray hadana wuxuu yiri istaag hadda oo cun waa diyaarshay hilibka Markaas ayuu faraha iska soo dhaqay oo u yiri Walaaahi waxaan ka baqayaa inaad talo diidmadeyda badan aad iiga xumaato mooyee waan iska jiifi lahaa intuu soo kacay ayuu cunid bilaabay

Markasta kala soco ila qosol www.daaalac.com

w/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks