Ila Qosol: kkk qosol ayee igu dileen maamulaha iyo shaqaalihiisa aqrisho sheekada dhaxmartay loolz

Thursday, July 21, 20110 comments

    Maalin ayaa maamulaha shirkada wuxuu ku xanaaqay shaqaalihiisa kadib markii shaqaalaha uu wax ku qoray WS DOS 2004, maamulihii ayaa dhahay war adi maxaa WS DOS 2004 wax ugu qortay maxaa ugu qori wayday microsoft word, kii shaqaalaha ayaa dhahay aniga waxaan raacayaa xeerka u dagsan qolka? maamulihii ayaa dhahay waa maxay xeerka? shaqaalihii kulahaa fiiri daaqada (dariishada) waxaan ku qoran don't open the windows kkkkkk,  kulahaa in windows la furo ayaaba la diiday  kkkkk microsoft word kaba sii daran kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

W/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks