Ila Qosol: kkkkkkk aabahaan camal kawaran kkkkkk ma usoo dacwoon laheed kkkkkkkkkk

Tuesday, July 19, 20110 comments

        Mid jiis (cuuryaan) ah ayaa markasta waxaa dhibaan ilmaha yaryarka, markii uu wadada marayo ilmaha waxay dhahaan jiisoow jiisow lug balaq, kan cuuryaanka wuu dhibsaday in maalinkasta sidaas la dhaho, mid kamid ah ilmaha ayuu aabahiis ku dacweeyay wuxuu dhahay adeer wiilkaaga jiis ayuu i dhahaa mana rabo in la i dhaho waan dhibsaday, aabihii wiilkiisa ma u wici karoo kadib ul ma usoo qaadan karoo aabahii wuxuu bilaabay in uu garaaco wiilkii isaga oo dhahaya waryaa maxaa ka rabtaa jiiska lugta balaqda leh maad amaan siisisid jiiska kkkkkkkkkkkkkkkk, kii cuuryaankii ahaa kulahaa aabihii ayaaba i aflagaadeenaayo muxuu wax canaantaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

W/Q: Daalac Daahir Shoot

 
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks