Ila Qosol: kkkkkkk wiilkaan iyo hooyadiis shactaro aqiriso

Saturday, July 23, 20110 comments

    Wiil baa hooyadiis waxay ku tiri kawaraan maanta hooyo imtixaanka aad soo gashay soo ma sahlaneen? wiilkii ayaa yiri 2 su'aal ayuu ku saabsanaa imtixaanka suaasha 1aad ayaa aheed " sheek waxa loo yaqaano ninka hal naag ka badan qaba"  waxaan ku jawaabay  "POLYGAMIST", hooyadii ayaa dhahday waad saxday jawaabta ee ii sheek suaasha 2aad iyadane maxaa lagu waydiiyay, wiilkii ayaa dhahay waxaa la iwaydiiyay waxaad sheektaa "waxa loo yaqaano ninka hal xaas bas qaba?' wiilkii ayaa dhahay waxaan ku jawaabay hooyo waxaa loo yaqaanaa "Doqon" kkkkkkk, hooyadii waa xanaaaqaa in ay dhahday ayee dhahday jawaabtaas qaldan yaa kuu sheegay kkkk cunigii kulahaa saakay markii aan sii baxayay aabe ayaa sidaa ku jawaab i dhahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

W/Q: Daalac Daahir Shoot

My Facebook: https://www.facebook.com/daalac9
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks