Ila Qosol: Koo dabaal ah iyo sawir cidiisa ka codsatay muxuu sameeyay wax waalan dheh kkkkkkkkkk

Saturday, July 16, 20110 comments

mid ka mid ah kuwa laga yara caqli badanyahay ayaa reerkiisa oo meel ka fog joogo waxay markasto ku dhibi jireen sawirkaada noo soo dhiib waan kuu xiisnay, maalintii dambe kii nacaska ahaa wuxuu go'aan saday inuu sawir galo, sawir ayuu galay ilaah amarkiis labada dhinac labo dameer ayaa ku soo aday meesha looga qaaday sawirka kdibna markii uu si dhiibayay wuxuu dhabarka dambe uga qoray sawirka kan dhexda ku jira ayaan ahay kkkkk ha igu qaldina labada geesaha iiga jiro kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk


W/Q: Daalac Daahir Shoot


Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks