Ila Qosol: koo inta compter ayaan soo iibsanaa uu dhahay kadib ila qosol ayaa ka dhacay meesha loolz

Monday, July 25, 20110 comments

         Mid ayaa wuxuu rabaa in uu soo iibsado computer (laptop), suuqa waxaa u raacay sxbkiisa , meesha markii la tagay waxaa la dhahay nucee ayaad rabtaa Toshiba, Acer, Del, Lenovo, HP? kii  wuxuu dhahay war ani mid xoog leh ayaan rabaa, waxaa la dhahay okee Toshiba qaado isaga ayaa adag, sxbkiisa asiga la socoday kulahaa sxbow in uu adag yahay naga tijaabi dhulka ku dhufo xoogiisa ayaan ogaaneenaa kkkkkkk sxbkaa talada sxbkiisa ayuu yeelay dhulka ayuu ku sii daayay wuu kala jabay kkkkk kulahaa lowlaaa aan hada iska tijaabin laheen markii aan xaafada geeyo wuu jabi lahaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.


W/Q: Daalac Daahir Shoot


Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks