Ila Qosol: koo rigoore cunay iyo aabahiis maxaa kala qabsaday loolz

Saturday, July 16, 20110 comments

ciyaalka xaafada ayaa maalin banooni (kubad) ka imaaday waana laga soo badiyay ,Nin ayaa arkay wiilkiisa oo ciyaalka xafada caaynaayaan ay ku dhalay maxaan dhahnaa maxaa rigoorada nooga cuntay odeygii waayaabay waana iska tagay hadhoow ayaa cunugii xaafada imaaday odeygii oo xanaaqsan ayaa ul soo qaatay kadibna tumay saaid waaba maceeyay cunugi kadibna ku yiri xaa rigoorada islaameed u cuntay kkkkkk ma anaan bariis iyo hilib ku siin kkkkkkkkk waa yaabee odeyga wuxuuba u maleeyaa rigoorada wax kale kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk


W/Q: Daalac Daahir Shoot


Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks