Ila Qosol: labadaan murankooda caadi ma ahan kkkkkk qosol wuu dhaafay kkkkkkk

Monday, July 18, 20110 comments

       Naag Bakhiil ah ayaa maalin waxay soo raacday Taxi, waxay dhahday xaafada Albaraka degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ii gee, taksiilihii wuu soo ka xeeyay sida u soo waday naagta waxaa la keenay xaafadii ay rabtay, taksiilihii ayaa dhahay lacagta iska bixi waa $10, naagtii iyadoo dhoola cadeeneeso ayaa dhiibtay $5, taksiilihii ayaa dhahay soo dhameestir lacagta, naagtii kulahaa dabaal maan ahay? kulahaa Taksiga waan isla wada saarneen ma ani kaligeey ayaa saarnaa noo kala qeebi lacagta kkkkkkk qofkii $5 doolar ayaa ku soo aadeeso kkkkkkkkkkkkkkkkk caqli badanaa kulahaa tiisa in aan kabaxsho ayuu rabaa kkkkkkkkkkkkkkk

W/Q:Daalac Daahir Shoot

 
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks