Ila Qosol: labadaan ninka caadi ma ahan iyagane ila qosol kooda kkkkkkk shactaro

Tuesday, July 26, 20115comments

                Qabri xaafada ku yaalo ayaa la dhahay habeenkii reer akhiraadkaas wuu ka soo baxaa, mid ayaa iska soo dhigay reer akhiraad dhar cadcad ayuu soo xirtay mobile ne wuu soo qaatay, koo quraafaadka aaminsan ayaa u yimid kii iska dhigayay reer akhiraadka, wuxuu ku yiri mobile ka maxaa gudaha qabriga ugu dhax hadli waysay kkk kii rer akhiradka kulahaa hoos anteeno malahan ma soo qabaneeso kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kii quraafaadka aaminsanaa kulahaa ilaahow reer aakhiraad anteeno ugu dhaxyeel qabriga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk


W/Q: Daalac Daahir Shoot


Share this article :

+ comments + 5 comments

July 26, 2011 at 3:23 AM

Kkk

July 26, 2011 at 3:23 AM

Kkk

July 26, 2011 at 7:44 AM

kkkkkkkkkkkkkk inaba caadi mahan

July 26, 2011 at 7:44 AM

kkkkkkkkkkkkkk inaba caadi mahan

September 28, 2011 at 1:47 AM

I such as this article very much, wish you can write much more about this.

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks