Ila Qosol: Maamulaha shirkada iyo Ninkaan maxaa kala heesta si xun ayaa loo galay maamulaha

Thursday, July 21, 20110 comments

          Manager ka  shirkada ayaa raba in uu data CD ku jirtay in ku shubo Computer kiisa,  wuxuu amray koo wuxuu ku dhahay insert CD, cute file, past to anywhare, kii maqas ayuu soo qaatay kadib CD-ga ayuu qeeb ka jaray inta uu islahaa data-da way ku jirtaa (CD-ga ayuu fiiriyay kadib kulahaa file ka qeebtaan ayuu ku jiraa) kadib qeebtii uu jaray ayuu u geeyay manager kii kadib kulahaa xariif ma ihiyoo sida aan u jaray maka qeelisay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Manager-ka xanaaq hahahaah, wax walaan dheh shaqaalaha

W/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks