Ila Qosol: Naag inta qosolka aduunka ayee igu dishay bal adigane aqri qosolkeeda kkkkk

Sunday, July 17, 20110 comments

               Hada kahor ayaa naag dagan UK oo English badan aqoonin ayaa waxaa dhibay dooli (jiir) kadib waxay wacaday qolada guryaha nadifiya waxay tiri (helow do you know flim tooom an jeery) markaas ayuu dhahay yeaah waan garanaa,  kadibna waxay tiri ohiah toooom in my haouse but jeeri is away lolz mid kalana waxaa dhibtay baranbaro qoladaas nadafada guryaha shuqulka ku leh ayee wacday waxay tiri animal in my house kadib way u imaadeen waxay arken baranbaro badan oo guriga joogto markaas ayuu mid kamid dhahay ooh jesus markaas ayay tiri yees jeesas is evri where in my house kijin bad ruum jeesas everi weer in my house loooooooolz gaalkii xanaaaq isagnae kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk


W/Q: Daalac Daahir Shoot

Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks