Ila Qosol: ninkaan iyo yurub maxaa kala heesta maskiin dheh loolz

Sunday, July 24, 20110 comments

       mid Somali ah ayaa la keenay UK, intuu safarka ahaa ayaa lagu yiri isaga waxaad ogataa meel kasta oo aad gasho ENTER iyo  EXIT ayee leedahay, wadada aad ka soo gashay haku laaban meel kale oo exit ah raadi, sxbkaa hoteel ayaa la dajiyay qol, markuu qolka soo galay ayuu arkay inuu qolka 1 irid uu leeyahay halka albaabne  uu isaga ka soo galay,  wuu yaabay kadib teleefoon ayuu dirsaday kulahaa war idinka qolka exit dhan aan  laheen ayaad na dajiseen oo halkee kabaxnaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wax waalan dheh kan kkkkkk


W/Q: Daalac Daahir Shoot


my facebook: http://www.facebook.com/daalac9


Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks