Ila Qosol: sheeko qosolbadan kurdi soomali

Saturday, July 16, 20110 comments

             waxaa xarunta boliska ee norwey sogaaray afar nin oo kurdi ah iyo mid soomali ah si ey qaxootinimo wadanka iskugu dhibaan sida cadiga ah quf walbo waxa laweydiyaa wadanka uu udhahshay iyo mesha uu kayimid afartii kurdida aheed iyo midki somaliga ayaa su aalo laweydiyay iyagoo larabay in laga qoro wadamada ey ukala dhasheen KII UGU HOREYAY WAXUU DHAHAY WAXAN AHAY KURDI IRAAQI
KII LABAAD WAXUU DHAHAY KURDI II RAANI
KII SADAXAAD WAXUU DHAHAY KURDI TURKI
KII AFARAAD WAXUU DHAHAY KURDI SUURIA sidaan lasocono kurdiyiinta afartas wadan ayey kala dagaan ugu danbeyntii ki somaliga marki lasogaray waxu dhahay waxan ahay KURDI SOMALI asaga oo uhaystay erega kurdi wax wadanka lagu amanaayo wayo waxuu yaqanay IRAAQ IIRAAN TURKI SURIA laakin waa markii ugu horesay oo uu maqlo kurdi
WAXUU ISYIRI WADANKAAGA HAKA REBIN ERAGA AMAANTA AH KURDI KKKKKKKKKK


W/Q: Khaalid Daris Uroon

Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks