Ila Qosol: Shir ayaa waxaa iskuugu yimiday naagaha aduunka waxaa ka soo qeeb gashay naag Somalia ma taleesay kkkk funny

Friday, July 22, 20110 comments

      Maalin ayaa waxaa shir iskuugu yimid dumarka aduunka ku wada nool waxaa ka soo qeeb galay wadamo badan oo ay Somalia ku jirto, dumarkii ayaa ku heshiiyay in hada kadib nimankooda aysan dharka u dhaqin, cunto  ukarin, gurigane aan la hagaajin, waxaa la yiri naag kasta balanta haka soo baxdo isbuuca soo socdane waan kulmeenaa waxaan ka wada hadleenaa wixii noo qab soomay iyo waxa noo harsan.

isbuuc kadib waxaa isku yimid dumarkii, waxaa la yiri naag kasta haka hadasho wixii ay soo qabatay shir gudoonka ayaa dhahay naagta dalka France ka sococto hadal waxay tiri: I went home and told my husband that I will not do housework from now on. I will not clean, will not cook. The first day I didn't see anything. The second day I didn't see anything. The third day, he brought me breakfast in bed and cooked a delicious meal for lunch kkkkkkk


Nagtii ka socotay UK ayaa la yiri adigane hadal waxay tiri: I went home and told my husband that I will not do housework from now on. I will not clean, I will not cook. The first day I didn't see anything. The second day I didn't see anything. The third day, he went to the supermarket and did all our grocery shopping, came back and cleaned the whole house kkkkkkkkkkkkk



Naagtii Somalia ma taleesay ayaa la dhahay adigane hadal: kulahaa mugaan u sheegay balantii  aan iri aryaa cunto noo kari guriga hagaaji  kkkkk naayaa ma anaa ileedahay warkaas bariga wuuna i furay  ar dhib aad iikeenteen  naagahaan cadcadow kkkk talo naago gaalo la raaco malahan mugaan ka soo qeeb galaayay ayaan qaldanaa shirkiina kkkkkkkkkkkkkkkkkkk 


naagihii ayaa dhahaan usabra qeeladeeda dal dadkiisa waalanyahay ayee ka soo jeedaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

W/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks