Ila Qosol: Somali vs Ethiopian kkkkk

Monday, July 25, 20110 comments

             Meel fadhi ku dirir ah ayaa waxaa iskuugu yimid nin Somali ah iyo mid Ethiopian ah,  kii Ethiopian ka ayaa dhahay Hi Soomaaliga markii aad aniga i aragto salaan ii taag fadhigane kakac kkkkkkkk kii Soomaaliga shib ayuu dhahay ma hadlin, kii Ethiopian ka ayaa dhahay aniga aduunka hal nin bas ayaan ka caqli badanahay waana ninka Somaaliga ah kkkkkk kii Somaliga madaxa cuncunay wuxuu ku jawaabo ayuu garan waayay, kii Ethiopian kii ayaa hadane dhahay ma ka yaabtay sida aan idiin kala qeeb qeebinay qolo qolo idiinkaga dhignay kkkkkkkkk kii Soomaaliga ahaa shib ayaa ka soo hartay kkkkkk kii Sooomaaliga ayaa la waydiiyay war ninka maxaa jawaab usiin wayday kulahaa maalinkale hadii uu hadaladaas i dhaho waxaan ku duulayaa oo aan weerarayaa Ethiopia kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

W/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks