Ila Qosol: Wiil tuugo soo bursadeen iyo aabihiis maxaa kala qabsaday hhhhhh fiq fiq fiq kix kix kix

Sunday, July 3, 20114comments

maalin ayaa wiil tuugo soo bursadeen wuxuu maagay in uu gurigooda dhankoooda u cararo kadib uu guriga tuugada ka galo kkkkkkkkkkkkkkkk markii albaabka gurigooda uu gaaray ayaa waxaa arkay aabihiisa, aabihii kulahaa war tuugada xaafada hanaga barin wali sii orad kuwaan maanta orod ku nooji kkkk hadii daashane cid kale gurigooda ugal kkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk caadi ma ahan aabaahaan kkkkkkkkkkkk dhib dhan ma  isku rabyo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

markasta kala soco ila qosol ku raali galiya: www.daalac.com

W/Q: daalac Daahir Shoot

 
Share this article :

+ comments + 4 comments

July 3, 2011 at 10:07 PM

ninyahow anigu gacanbaan kuutaagay waxaan xaraabo innabalahayn baad sooqoraysaa adigaa isku camiriya waxaan umalaynayaa inaa sawaarada qosolka inaad horay ugasooshaqaysay

July 3, 2011 at 10:07 PM

ninyahow anigu gacanbaan kuutaagay waxaan xaraabo innabalahayn baad sooqoraysaa adigaa isku camiriya waxaan umalaynayaa inaa sawaarada qosolka inaad horay ugasooshaqaysay

daalac
July 4, 2011 at 1:15 AM

thanks bro aad baad u mahadsantahay

daalac
July 4, 2011 at 1:15 AM

thanks bro aad baad u mahadsantahay

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks