Ila Qosol: xaafada noo celi

Friday, July 29, 20110 comments

            wiil iyo aabihiis waa laba doqon oo aan waba is dhaamin, maalin ayee waxay dhaheen waxaan aadeenaa suuqa si aan usoo iibsano cunto (raashiin),  markii ay guriga ka sii baxayeen ayaa waxaa ukala badalmay dacaskii ay wateen, kobaha aabaha waxaa gashtay wiilka, kobaha wiilkane waxaa gashtay aabaha, marka suuqa wuxuu u jiraa iyaga 2 saac, wayna u lugeeyaan, markii ay suuqo usoo dhow yihiin ayaa mid kasta iyaga kamid ah wuxuu arkay in uu gashanyahay dacas uusan asiga laheen, aabihi ayaa dhahay nakeen aan u laabano xaafada aan tagno waan soo ogaaneenaa qofkii naga badashtay dacaska, guriga markii ay tageen oo ay dacaska iska baxsheen aabihii kulahaa soo kuuma sheegin hadii aan xaafada u laabano in aan ogaaneeno dacaskeena kkkkkkkkkkkkkk markasee hadane suuqa usoo lugeeyeen. wax waalan dheh mee wadada ku kala badashtaan loolz


W/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks