Ila Tali: 7 mar ayaan kala harnay sxb keyga, nin aan isaga aheen ma doonayo

Wednesday, July 20, 201115comments

     Magacayga waa Bilan Dhoola Cade, waxaan ahay dadka xiiseeya talada, taladeyda maanta waxay ku saabsantahay wiil aan is jecelnahay.

Wiil ayuu xiriir iigala dhexeeyaa mudo 5 sano, xariirkeena marna wuu hagaaga marna wuuu xumaadaa, markasta aniga iyo isaga waan is qabanaa khilaafkeena wuxuu noqday mid joogta hadane hishiiskeena wuxuu noqday mid markasta suurta gala, inta badan eeda isaga ayaan saarayaa waayo wuxuu xiiseeyaa gabdho kale waan sida aan dareemay mana u haayo cadeen, isagane wuxuu igu dhaleeceeyaa in aan ahay gabar aan waxba hubsan waxay doonta iska dhahdo, xiriirkeena hada aad ayuu uxunyahay waana markii 7 aad aan kala hareeno, wuxuuna ii soo jeediyay in aan kala harno, qofkastane uu qofka uu ka helo uu raadiyo markii uu sidaas i dhahayo waxaan dareemayaa in uu meel wax ku soo diyaarsaday anigane waan jeclahay isaga, waxaan dhahaa ha igu nicin dabeecad xumada, wuu ka madax adeegay codsigeegii ahaa in aan isku soo laabano waxaana ubalan qaaday in aan mardambe xumeen doonin isaga, wuxuuna aaminsanyahay in aan markale aan heshiin karin, marka qaabkee ayaan ugu soo laaban karaa waad ogtihiin waxaan ahay naf wax jecel? qof kasta dareen jaceyl haayo ila taliya? dhamaan aqristayaasha iyo maamulka webka aan umahadnaqayaa.
Share this article :

+ comments + 15 comments

July 20, 2011 at 5:26 AM

kkkkk afgooye tag i jeclooow irbad ah ayaa laga helaaa marka xariif kaaz www.isoo jeclay siiya reer afoo yoow dheh.com kkk ha isku dhibin combuter casri ah ayaa soo baxay . wabiga afgooyo biyi hiiza ku shub kkkk kadib beesa dana iska dhiib kkk somalia abaaraa ka jirtee , looooooool

July 20, 2011 at 6:49 AM

ASC marka hore salan marka xigta hadii aan isku dayo in aan wax yar kula taliyo abayo bilaney horta arintaada waa arin soo noq noqotay in badan. waxa fiican 2 da qof in aay is guursadaan marka aay is fahmaanba waxa qilaafka keena badanaa waa xariirka oo dheeraada wayo waxa tiri 5 sano ayaan wada soconaa. macanto talo waa tii alle lkn aniga ahan waxan ku dhihi lahay wiilka wac una sheeg in aad ka maarmi karin si kama danbees ah kana ilaali wax yaabaha oow ka xanaaqo maseyrka ama shakiga aad kaga shakisay hablo kale iska saar qalbigaaga ilaahey u dhiibo salaada sunada ah baddi abayo wiilka kalkaan fursad sii haduu kaa diido in aaw xariirkiina sii socdo waxan oran lahay iska ilaaw wayo waxad noqoneysaa qof laga daneestay oo meel kale laga aaday hadii aad ka daba orodo waxan faaido la,aan ahen ama sumcad daro ahen kama dhaxleeysid lkn waa markaa quus istaagtit by my qaali BILAN.

July 20, 2011 at 7:36 AM

asc wlh BILAN sida aad sheegtay waa mushkilad qoof wax jecele aan hadana lahayn dulqaad noloshana waa iska dhacdaa taasi badana bulshada dhexdeeda lkn ani waxay iila muuqataa in dulqaad badan la sameeyo
waayo qofka wax aad ku nacdo hadii aad aragto inbadan oo aad ku jeclaatana wa leeyahay so hadan nolosha la sameen isu dulqaadasho ma suura galayso,
waxa kale adi ahaan waxan kugula talin lahaa SHAKIGA badani ma wanaagsana inbadan u fiirso waxa aad ka shakinyso inkastoo qofka wax jeceli uusan is xakameen karin lkn kuwa la jecel yahay ayaa mas'uuliyad wayni saaran tahay inay ugu dulqaatan waxkasto kasoo gaara qofkan wayo waxa laga yaaba inuusan is ogayn inuu qalad sameeyey sababto ah waxbuu jecel yahay,
RAGANA waxan dhihi lahaa badankood ma yaqaanan jaceylka inyar ayaa laga yaaba inuu qadariyo qofka xitta haduusan jeclayn lkn badankod si wanagsan ulama dhaqmaan gabdhaha,
mararka qaarba inuusan ogyn in waxani ka yahay gabadha jaceyl ayaa laga yaaba marka waxan kusoo koobi lahaa
5 sano ayad wada socotaan maahan waqti yar hadi inbadan la dagaalana oo la isku soo laabtay,
waxan dhihi laha cid aan DANBI ka dhicini majirto ee ha la isu dulqaato inta XAL laa gaari karana ha la isku dayo in la gaaro
mahadsanid

aasa
July 20, 2011 at 7:17 PM

walaaleey anigaa diyaar ehee ila soo xiriir kaa iska daa

August 11, 2011 at 12:17 AM

asc qali talo wa tii ilah waxan kugu la talin laha in aad ilah iska talasarato oo adan ka shakin oo naftada ad ka dha dhaciso in eysan waxba wey din inkasto ey adagtahay tas waxii u la yimadana ad aragto talo mida ilah lo dhibta ugu wanag san sabarka badi wa intas adi ku dan beya wcswrwb

August 14, 2011 at 6:00 AM

asc all aqyaarta qiimaha badan waan idin wada salamayaaa ramadan kareem ayan idin leyahay meel walba oo aad joogtaan waxaan kula talin lahaa walasheyda qaliga ah bilan cadey mcnto in aad shikiga iska deyso oo aad allah talo sarato sida eeey ka dhawajisay walasheyna sahra cadey wayo shikiga badan wuxuu keni karaa kala fogansho raga iyo dumarka is qabo xita sikalana weey u ron tahay oo ma arki kartid qofkaga oo meel kaga sii jedo ama qof kale ku hesto wlh waa dhib inteda la eg ee xayati allah talo saaro hadii uu qato go aan kama danbes ahna iskaga har ilaah ayaa mid kale kuugu badalayee oo qeer waba insha allah by my xubi bilan cadey

October 17, 2011 at 3:36 PM

A,S.C,magaceygu waa mamtaaz waxan ku noolahey swedan, waxaan rabaa talo waxaan jeclahey wiil aan wada soconey muda 3 sano ah aniga aad ayaan qalbigey u siiye kadibna waxaan ogaadey naag ajaanib ah in oo qabo,saas ay tahey waan sii jeclahey wali meel aan ugu maarmana ma joogo, waxaan dhahey xataa naagta waan kugu rabaa maadaama aan naag qabto, ileen meel aan uga tago majirto ileen naagta waa igu qariyey markii oo ogaadey in aan aad u jeclahey ayuu ii sheegey in oo naag qabon, ilaa hada waan jeclahey habeen iyo maalin murug ayan ku noolahey iyo calool xumo iyo filan waay,waxaan ku dhahaa maalinkasta i guurso si aan murugta uga baxo mar haye ayuu i dhahaa marna wuu iiga baxaa marka maxaa talo ah walaalayaal

January 5, 2014 at 11:47 AM

asc walalayal aftr salan runti aniga hore jacyl uma aminsanen inkasto hada aan ogadey inu jiro jcyl waxbadana kama aqoon jcylka lkn hadan talo kusiyo walashey zamzam talo wati Rabiye iskaga dulqado jcelkaga ilaa xad inta hadu guurka kadiido qalad ayey kugu tahay inaad usi dulqadatid waayo hadusn rabin inu kugursado kuma rabo afar aa ilah ubaneye hagursado lkn wxa lobahna inuu jacylkaga tixgaliyo sistr iska sabar sabra sadkiisa helo.

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks