Ila Tali: Gabadha aan facebook ka bartay waa cuuryaan

Thursday, July 14, 20118comments

        Waraqadaan oo aan ka helanay mid kamid asxaabta ku tixan webka ayaa noo soo diray wuxuuna hadalkiisa ku bilaabay sidatan

waxaan xidhidhd lalaha gabadh aan isku qabiil nahay waxana iska baranay alllada facebook ga kadib waan kulanay waxa nadhexmaratay kafatan iyo sheekooyin xiisa badan run ahan tii aad ayaan isga helay waxay noo horseeday inan samayno xidhidh khaasa kadib anigoo ahaa soo bandhigaha way ilaqadatay fikir kyagi walashay run ahantii xidhidh kanagu wuxu ahaa mid aad uquruxbadan shekadnaduuna waxay socotaa uguyaraan 5 bilood malin malmaha kamida ayaa midkamida sxbadaydu isheegay in gabdhu ay lug naafa aan waynay katahay kadib waxa igu dhacay niyad jab aad ubalaadhan waan sexan wayay hurdadu waxay igu ahayd sidii anoo qarwaya marka aan arina xasusutana rubada yaa igo aysay oo aad yaan unaxaa gabadhu waa mid aad udabeecad wanaagsan waxan ukoorgalay arintii la.iisheegay waxana dareemay in waxkajiran marka ay socotop lagama garanayo waayo anaba dareemi wayay wakhtiga intaas la,egna xidhidh lala,aaha had a waan kaniyad jabay gabadhii waayo waxan u,arkay inay ikhaa intay habeeb ayaan dabaq wana koraynay intaan la,isheegin kahor waxana daremay in dhibkahaysto korida dabaqa waan way diyay waxay iigu jawabtay xidid ayaa iqabta wayna iga qarisay inay lugta iinkuleedahay ru,ahantii anigu hada majecli oo waniyad jabay ayaduse aad ayaay ijeceshahay waliba waxa dhacada hadan hadal yarku idhahdo inay oydo una adkaysan waydo waxn kuleeyahay waa shakhsi aan aad uqadariyo inan niyadeeda dhawacana aad ayay iigu adagtahay waan kaxishoday inan waydiyo arintan aan ku,ogaday qalbigeeduna waa mid gacantayda kujira maxad igula talin lahaydeen madamon niyad jabay aytaduna ijeceshahay xaladu waa mid aad igu adag maxan sameeyaa walalahayga somalieedow fadlan taladad wan ubahanahay mahadsanidin
Share this article :

+ comments + 8 comments

July 14, 2011 at 4:20 PM

asc
walaal marka hore waan ku salaamay marka xigtana walaal wan ka xumahay dhibaatada aad sheeganayso ee kugu timid waxaanan anigu fikir ahaan kugu biirin lahaa inaad marka hore arinkaaga ilaahay u bandhigto oo aad salaatu istiqaara tukato ilaahayna aad waydiisato in haday khayr kuu leedahay ilaahy ku jeclaysiiyo hadii kalena ilaahay iskiin waydaariyo
mida labaad marka aad leedahay been ay ii sheegtay ayaan kaga niyad jabay anigu waxaan aaminsanahay in sababta ay beenta kuugu sheegtay ay ahayd si aanad uga niyad jabin markaas waxaan kugula talin lahaa inaad is dajiso oo aad qalbiga u furto sidii aad markii horeba ugu furtay iyada oo aan cidi ku qasbin

July 16, 2011 at 12:41 AM

Bro ma ogtahay curyankabo caga looma waaynine ceyta waxloo yidhi iney kucimri qatan kuwa cagaha leh cashaqa habaayicin curyanimo qof laguma noco adbo ilah hada wowka goyn kara qofta hadey wanagsantahay kudhagso

August 11, 2011 at 12:25 AM

asc walal salan kadib waxan kugu la talin laha in adan waxuu ilah kenay adan ku nacin oo ad la qebsataa xanunka madama ey ku jeceshahay waxa ey kaga qarisana in ad nacdo ama ad ka xumado unbey kaga qarisay wad fahmikartaa qadarka alana la iskuma naco muhimadana wa jacelka qalbiga u fur la qebso xanunka ilahna talo saro wcswrwb

August 28, 2011 at 6:37 PM

Sxb walaal laiskuma naco qadarta rabi jalawacaa waxaana kuleeyaha gabadaha hasii deyn

August 28, 2011 at 6:37 PM

Sxb walaal laiskuma naco qadarta rabi jalawacaa waxaana kuleeyaha gabadaha hasii deyn

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks