Ila Tali: Gabadha aan jeclahay qof ka xun nolosheeda ima soo marin ilaah ha iga qabtee

Sunday, July 24, 201135comments

       asc aqristayaasha dhan, salaan kadib, magaceygu waa Xassan, 22 sano ayaan jiraa, waxaan ku noolahay Nairobi,  2007 ayaan soo galay Kenya, waxaan isbaranay gabar iyadane lagu magacaabo Faa'iso, barasho kadib gabadhii waxaa raacay qalbiga, waan jeclaaday, markii ay ogaatay in aan jeclahay, waxay iga yeelatay sidii ay rabto, xiliyada aan la kulmaayo waxay i dhahdaa hore noogo soo gad casho, markii aan keeno cashada ma cunto waxay tiraahdaa hadhow ayaan cunaa, waxayna siisaa cashada wiil kale oo iyadane u imaado waxayna dhahdaa koo doqon ah ayaa ii keenay cashadaan cun, waxay kale i waydiisaa in aan u iibsho wax yaabo badan aan inta ku sheegi karin, waxaana iigu daran waxay i dhahadaa teleefooonka lacag ma iigu jirtee lacag iigu soo shub, markii aan lacagta ugu shubo aniga ma igu soo wacato waxay wacataa wiilal kale, qofka aan jeclahay waa qof sidaas ah, la aanteeda ma joogi karo, nafta ayaa ka heshay iyada, marka maxaa talo ah aad isiin la heedeen waad aragtaan qoftayda daneesato waaye? waxaan idinka rajaynaa in aad isiisaan talo oo aan dhibka uga baxo. asc.

Hadii aad dooneeso walaalkaan ku soo waydiistay in aad talo siiso fadlan meesha hoose waxay leedahay comment fadlan u reeb laga yaabee in taladada noqoto mid uu ku meel maro
Share this article :

+ comments + 35 comments

July 24, 2011 at 9:47 AM

walaayaal marka hore dhamaantiina waan din salaamay waxaan kaloo salaan qaas ah udirayaa sxbkeeyga dhibaateeysan sxb tan kuheeysato kaligaaga kugu madhicin hortadaada ayeey wax kadaran isoo mareen marka waxaan kudhihilahaayay usamir waxaan kugu dhacay tusaalo ne hakuu ahaato naag ne lacag lama baro xitta hadaad naftaada kajeceshahay talo wacan byby.asc.

July 26, 2011 at 3:39 AM

sxb waa ka xumay arinta ku qabsatay in aad talo soo radsatid waa wax fican horaa loo yirri (talo kaa maqan maanka walalka aye ku jirtaa balse talo wa tii rabbi) sxb qofta ku dadal sidii aad qalbigeda ku hananlaheyd hadii ay kuu surta galiwayso sxb hadal badan haan ma buuxshee iska fasax qofta oo samir illahey midka fican hakuu sahlee

July 26, 2011 at 7:49 AM

OOOOOOOOh! iam so sorry hadaba walal naag u samir ama ka samir weeye hadaba tani waa kuwa loo samree be strong naagtana dabaysha raacsi, waayo barina waxay ku dhahaysa buur dheer oo 6000 Km ah iska soo tuur, So intay goori goor tahay "Cagta saar Wadada" Ku dheh Nabsigaaguna inuu qabanayo waa hubaaal.. ana huba taas

July 26, 2011 at 7:52 AM

Mideeda kale iyadu ma cartoon baa mase waa dhagax calool adakaa
Seef iyo SAKIIN LAQ illah kuu barye

July 26, 2011 at 11:23 PM

kkkkkk adi leee waaaaaaaayeeee apwe coze of naaag danay zataa waay aa u jeclaanee kk wx ksta waala iloopaa xitaa geeri da so iska ilaw bro ee dhanka diin ta usoo leexo kadib wd hela saa mid ku jecel aadna aad jeceshahay 1 example . hadaa lacala guur satid mida aaad jeceshhay oo ah danay satada faisa cml kk ma'ogthy kay jecshahay inuu kula qabo kk markaa guriga ka mqn thy azna dhan kiiza ayuu ciyaarta ka zafan , kkk ha dhaw na ciyaal ka adi lee dhalay kk ciyaal oo jini jini u eg kk iska ilaaw hdiii shalaay.net

August 11, 2011 at 12:07 AM

moa wax fiyo jini jini ku laha

August 11, 2011 at 12:07 AM

moa wax fiyo jini jini ku laha

August 11, 2011 at 5:44 AM

dad waxa u wacano iguna wanag bdn qofka wanadadi wax ku qato hadal kee ana ku waramaye hadal kega ma maqlee watnahadana yuu nixin raxa riso waligada warabaha ku cunaye wahel kuma noqoye qofka lawa wajilaha hala dhiganin wacado jcl aan lagula wadin waqtigada yudhumin hasano ... Sxb waxan ku shekaaa Marka hore magacega wa abdukadir cinwankegana wakana anana talo ku sinaa baakow@hot

August 12, 2011 at 1:12 PM

Walaal waxaan kugu la talin lahaa jaceyl wax la yiraah in uu san jirin ee waxa ku haayo ay yihiin Rabitaan
Jaceylka waa guurka ka dib marka maba banaano nin iyo naag in ay isku kaliyoobaan ay na ku sheekaysataan hadalada aan banaaneyn
alle u noqo rabitankan shaydanka kuu qurxiyey iska daay Gabar qeyr qabto oo diin leh oo aan been aqoon waad helaysaa
Fariintan waa dhamaan wiilal iyo gabdho ma banaano hadalada guurka ka hor lagu hadlaayo in ay ahadan mid dabacsan
alle hala xasuusnaado yaan la isku kali noqon guurka ka hor
wcs wr wb

August 12, 2011 at 4:08 PM

asc sxb aniga waxan kudhihi lahaa qoftas hadad jeceshahay mid samey aniga waxa ila fiican in aad sameysid sidan waxan iimin sanahay in aad guuleysan dontit 1isku day in adan agteda kadhawanin 2 waxad sameysa 5salaadod markad tukatit waxad racisaa 2rakaco oo suna ah kadibna waxad tuugta ilahey oo waxad dhahda ilahow gabadhan haduu qer iigu jiro qerkeda iwafaji haduusan igu jirinna sharteeda ilahow imooto oo iga xijab oo qalbigeyga kasar hadaad isbadali weysid 2isbuuc gudahoda aniga iso qabo sxb warkeyna wax kama jiran insha allah wad gabog saneysa sunta cashaqa ee kugu saqday sida ugu dhaqsiyah badan waa walaalka c.k.n oo jecel hormarkada iyo wangada by sxb 143 farxad kunolow lkn sidas kudadal sxb ok by

August 15, 2011 at 5:01 AM

Walal aniga waxaan kugula talin laxaa naagta in aad u yareysid hadalka maxaa yeley adiga ayaa fursad isakalumiyey marki hor

August 17, 2011 at 7:03 PM

HHH Talo hadii aan kugu darsado waxaan ku dhihi lahaa meeshaada ka wad sabraa sadkiisa hela hhhhhhhh

August 24, 2011 at 5:52 PM

asc dhamantinba waxaan ku odhanlahaa walaal hore aya loo idhi qofka aan qusan naftisa ayaa qustagaan marka taan wa in aad ka qusata wayo xita hadad calaf is ku yeelatan ma ku dhiqii karto wayo leexesheclo ma leh ee in taad dhow dahay is kaga tag wa iga talo

August 29, 2011 at 1:54 AM

Asc salanta islamka kadib walaal waxaan ku oran lahaa for u life marnaba qof aan oorigaada/xaaskaga ahayn oodumar waxba lama siiyo midakale ilaahey dambi dhaaf weeydiso dumarka caariyaat ka ah ayaa dadka sidan ula macaamila aad sheegta markale ilahey ulaabo kenya ku wa joogana doo warkod dhaqankoda sidan ah mid ku jees jes way arki doontaa wabilahi towfiiq

muse
August 30, 2011 at 7:11 PM

sxb waxaan ku odhan lahaa mar hadii naagtaasi sidaa tahay rajo kuuma laha ee samee sidii aad niyada ugu jari lahayd iskana cibaadayso

Xilkas mahamed
September 25, 2011 at 1:00 PM

aniga waxan ku talin laha naagta cashada ay kuu dirto habeen walba e ay ninka kale siinayso in aad ugu soo dhex qasto dawada waalida ninkaa marka uu waasho ama dhinto adiga ayay ku soo raacidontaa waa talo mac quul ah tijaabi kkkkkkkkkk

October 9, 2011 at 8:42 AM

dhamaan waan idiin salaamey salaanta eey isku salaamaan muslimeenta asc bacdi salaan waxaan ka xumahay gabarta aan jaceelka aqooni runtii Ms hasan sxbow jaceelka waa taqaanaa mida kale bro aniga teeyda waxan talo kuugu siinlaheey mar walba waxaa fiican natiijada aad rabto in aad gaarto waa loo sabraa sxbow marka aniga intaas ayan kuugu soo afmeeraya mida kale aniga ahenteyda waxaan is dhihi karaa gabarta jecelkeega waxey ku daraami kartaa ama uu ku gali karaa markey jiifaneyso noqo kii igu dabeyo oo la hadlo waayo maskaxda bini adanka intuu jiifan waxuu ku fikiraa ama ku soo celcelshaa hadalladii igu dabeeyey marka haben walba hadey sidas kuu dareemto wey ku jeclaan doontaa bro inta ka sokone sabarka adkey by

October 23, 2011 at 11:24 PM

In awe of that awnser! Really cool!

October 26, 2011 at 5:04 PM

God help me, I put aside a whole afetnroon to figure this out.

April 24, 2019 at 6:53 AM

Kan aniga iso mara ka xun tan adi kuso martay nowada ducey wll

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks