Ila Tali: Naagta aan qabo waxaa ila qabo niman kale see wax yeelaaa

Tuesday, July 5, 20110 comments

       Dhamaan aqristayaasha iyo bahda webka www.daalac.com waan salaamaayaa.

Waxaan joogaa Kampala, si hoose (qudbo siro) waxaan isku guursanay gabar, 6 bilood kadib ayaa waxaan arkay nin i dhahaya naagta aad qabto aniga waan qabaa ii fur xalaal makuu ahan, ninkii waan is dagaalnay waan isleenay, kadib waxaa lagu wada balamay in uu la yimaado cadeen, ninkii wuxuu la yimiday cadeen ah in uu qabo, iyadoo sidii doodii ku jirta ayaa waxaa hadane yimiday warkale oo ah naagta aan qabo intii ay Kenya joogtay ay nin kale si qudbo siro ah ku guursatay eena ka soo tagtay iyado oo aan wali la furin, markii ay Kismaayo ka soo baxeesay waxay sidoo kale nin ayee uga soo tagtay, marka iyadane warkeeda macada laakiin waxaan ka dareemayaa in uu warka wax ka jiraan, waxaana ii soo baxday meesha ay tagto in ay nin ka guursato.

Ila tali abaayo aboowe thanks
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks