Ila Tali: Ninkaan oo kale wax la garab qabto malahan waa in aan iska furaa

Wednesday, July 20, 201124comments

      Magaceyga waa Suleeqa waxaan ahay Somali Norway, waxaan ahay maama hal caruur leh, waxaan ku dhashtay degmada Afgooyo, aniga iyo ninkeyga mudo 7 bil isqabna ayaa ehelkeyga wuxuu i dhahay leen ayaan kuu heenaa xiligaas uur 2 bil ayaan leeyahay, is ximbaan ayaan la igu keenay talyaaniga kadib Norway ayaan soo galay, waxaan u dacwooday ninkeygii aan jeclaa, waxaan iri imaaw Nairobi kadib dacwada ayaa bilaabaneeso, xoogaa waxaa daba dheeraatay dacwadii mudo 2 sano iyo xoogaa ah, intii uu Nairobi joogay wuxuu mehersaday 2 naag, anigane aan ku noqonayo naagtii 3aad, mid kamid ah naagihiisa Denmark  ayee joogtaa, mida kalane wali Nairobi, intaas oo dhan aniga mala socon, naagtii joogtay Denmark  dacwo ayee bilaawday, waxaa halmar isla soo baxay dacwadeeydii iyo dacwada naagta tuugada ah ninka iga xaday ee Denmark joogtay, wuxuu i dhahay leenkaaga ma rabi laakiin yurub aniga ayaa imaanaayo, arintii ayaan isku qabanay meel xun ayee naga gaartay, mudo maalmo kadib wuxuu iga soo wacay Denmarka, aad ayaan ugu farxay imaanshihiisa yurub, wuxuna i dhahay  intii aan joogay Nairobi 2 naag ayaan guursaday sidaa ula soco,  waxaan ku iri qiyaanoole ayaa tahay intaas oo sano ayaad iqabtay meesha ayaan kuugu biilayay waan kuu dacwooday maxaa sidaan u sameesay wuxuu iigu jawaabay intii aan Nairobi joogay isku soo dardarso lacagta aad igu bixisay waa kuu celinaa qeelada iga dhaaf, ninkii wuuba isbadalay maxaan sameeyaa? nin naag qabo aniga ma iisii qabi karo? maxaad heedaan oo tala ah walaalaheyga Soomaalida ah. ii reeb talo. asc
Share this article :

+ comments + 24 comments

July 20, 2011 at 11:29 PM

war qadar alle hadii kuugu dhacdo waa la qaataa ninka ka sabar ama u sabar naagta sedaxaad u noqo mise nin ayaa ka badan raadso koo kale oo qeyr qabo yurub waa buuxaan marka ha is dhibin si tartiib ah adigana ka xaluuulo waa kaas aniga intaas ayaa iga tala ah

July 21, 2011 at 1:05 AM

Scw. Walal ninkaga waxun masamen marka laga reebo ogalaansho la'anta in uu nag kale gursanayo ,tan bilka ah ma ahen in ad adigu so hadal qado isna ma aheen in u ku dhaho soo xisabi wan bixinaya. hada iyo ugu danben hadi uu rabo ninkagu in u ku dhaqdo yeel walal wa cunugaga abihis,hadusan ku rabina radso nin ku danenaya oo ku dhaqanaya . Mahadsanid.

July 21, 2011 at 3:03 AM

Tala kuma hayo e wixi qerkaga ku jira Alah kuwa fujiyo abayo

July 21, 2011 at 5:11 AM

Asc salan kadib walalo wu ku qiyanay lakin wax kasta waxa kawanagsan sabarka ALLAAH SUBXANAHU WATACALAA talo saro una istikhareyso in u ALLE ka dhigo nin fican ama u ALLE kugu badalo nin ka khyr badan inta ALLE ku xerantahay wad guleysan dontaa insha'ALLAH sabarku wa sibir wu qararyahay runti lkn dulqaad yeelo walal

humble servant of god (abdalla humble man)
July 21, 2011 at 7:34 AM

Walaal qadar alle ayaa kuheshay wa inaad usabartaa waxana latijabinaya iimankaada mida kale alle wuxu yire ??? ???? ?? ????????...?? Illah kuwa sabro ayu macooda yahay illah waxa kalo uu yire ?? ??? ????? ????? ????? ???????? ???? ??????? ?????????. ?? kuwa rumeeyow isu fara xaqa isuna fara sabarka marka waxan kufarayaa sabar adigaa guuleysani insha allah.

July 21, 2011 at 8:31 AM

walaal aniga waxaan kugula talin laha ninkas nin kuma noqdo nin ado jogo nag ka radsaday aduunku kugu dugay ee qeyrkisa aka badan hada hal cunug aya u haysa marka kabadan udhashane wax kama heleysid ee walaal waxan ku dhihi laha mid cunugaga abo fican u noqda ilaah haku sahlo hadi ad jeceshahayna u sawar oo nagaha ilah aya 4 u baneyay ee sas ayan ku oran laha aniga

July 22, 2011 at 2:58 AM

Asc suleqa arintada wam aqristay balse wa arin mustaqbal anigu waxan ahay qora wax kaqoro arimaha qoyska inbadana dhacdoyin qoys ah laso kulmay fadlan waxan donaya inan dhowr su,al ku weydiyo igala so xirir ciwankan Lovewithpromise143@hotmail.com wa hadad awodo

maahir
July 23, 2011 at 3:27 PM

Marka hore asc walaal Suleeqo runtii in badatay ayaan aqristay dhibaatada kuugu dhacday taas waa mid aad iyo aad aan uugu xumaaday runtii waxaa aan ku lee yahay marwalbo ha is caloow xumeen waxa aad aragtay ama kuugu dhacday waa iska aduun maanta qofka bini aadnaka ah haduu qeer sameyaa ama shar waa mid u taalo meel runtii waxa aan kula talin lahaa in aad ka sabartaa ninkaas oo aad iska furtaa hadii uu ku didaa furinkaagi taas waa mid loyer iyo wax yaahas aad ka soo qadaneeso ama aad ula tageeso arintaadi insha alaah fikradeedi intaas yee aheed aan is lahaa u sheeg gabadha walashaadi ah suleeqo . wcs

July 28, 2011 at 10:16 AM

Sis, wax talo ah oon hada ku dhaho ta yeel ma aqano! cid taqana maleh aanka ahayn inaad dar allah u samirto markastuu qalbigaaga soo galana ama aad soo xasuusato aad dhaho "ILLAHAY BAAN KUGU REEBAY" maalin maalmaha ka mid ah asaga ayaa eedaya waxa kusoo laba kaclaynaya nabsigii waxa iska soo xiri doona al baabaha aduunka oo dhan wala yurub wala nairopi wala meelkale maalin maalmaha ka mid ah ayuu cagtaada iman dona hadad nooshahay! marka qaali talo waxa iga ah inaad kaas TRASH CAN ka ku darto aad iska ilowdo wixi idin dhexeeyay samaysato nolol cusub, ninkaaga fur kuma dhihi karo, lkn waxan ku dhihi karaa markaan eego hadalkaga kani inuusan wax soo wadin kheyrna kaso socon, balse iska fur kuma dhahayo, sis bini aadam weeyan hala yaabin wax ka daran baa aduunka lala kulmaa waxan waa ciyaar qaali! be strong be strong oo ka fakar mustaqbalkaaga danbe! Ok Nabsigaagana waa qaban doona kaas so don't worry qaali Allah is always with YOU......
Hader bra so lenge!

Hilsen: Ratata

August 4, 2011 at 3:16 AM

Wcs. Intas kadib hadal badan waxba tari maayo waxa dhacayana kun sano ayey kaa weyn yihiin. Aniga ahan waxaan ku dhihi lahaa ninka hadaad jeceshahay ku raac naagta adiga oo eegayo jaceylkaga & kan cunugaaga, tan kale biil iyo waxas in ad ka hadasho kuuma wngsna. Kheyr ayan ku rajeynayaa. Qadarta alle ku qanac, samirkana wa muhim. Asc.

August 13, 2011 at 7:23 PM

asc!!!!walalshiis ruuntii waan kaxumahey .....arinta kugo dhacdey balse sidii walaalahey dhahiin,,ina Allah macasaabiriin....insha allah iska samir!!!!! qofka bila aadaanka ah qalad wuugalaa balsi waxaa wanaagsan ,,,,in ooka soonoqdo....hadii ninkaaga oo,,,waan kaxomahey ...sirtaan kaaqarshey kudhaho fadlan kayiil,,,in ooguursado waa banantahey balse in ookuushiigo ayaaka wacaniid. wcs

August 18, 2011 at 1:27 PM

ninanka.madamo.sa.kugalay.ama.usamir.cunugada.dartisa.ugu.samir.hadadan.usamri.karin.marwalbo.salada.tukato.waxad.kuducesata.ilahayow.hado.qeyr.iyahay.iken.hado.shar.iga.yahay.neh.iga.yawo.qalbigada.qeyr.usheg.ilahey.tala.saro.hadu.qeyr.kuyahay.ilahey.haku.keno.hado.shar.kuyahay.ala.kakaxeyo.sas.kuduceso

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks