Ila Tali: Sidee ayaan iskaaga jaraa daawashada filimada anshax darada ah

Saturday, July 2, 20114comments

Warqadaan oo naga soo gaartay dadka ku tixan ila tali ah dadka sida aad ka u daneeyo barnaamikaas ila tali ayaa waxaan ka helay fariim e-mail hadalkiisa wuxuu ku bilaabay sidatan"

Waxaan ahay wiil dhalinyaro ah ku nool magaalada Nairobi, waxaan aad u daawada filimada aad ka u xun xun sida kuwa anshax darada ah, waxaan jeclahay in aan markasta daawado, hadii aan daawan maalinkaas nolosheyda farxad iima ahan waxne ma qabsan karo, cajaladaha waan soo kireestaa ama waxaan ka soo qaataa dadka heesta.

waan isku dayay in aan iska dhaafo laba bari kadib waxaan arkaa aniga oo hadane daawanaya.

Maxaa talo aad ii heesaan?

Ogeysiis: hadii aad dooneeso in lagula taliyo fadlan ku soo dirso e-mailkaan daalac9@hotmail.com

W/Q: Daalac Daahir Shoot

Share this article :

+ comments + 4 comments

July 22, 2011 at 4:26 AM

Asck kuxiran masajidka ahow mid 5 ta waqti salada jameco ku dukada quranka aqriska badi cajalado diniya dawo waqtiga fira qada tahay dadka xun iskaga har melaha xun iska da waxyabaha ku sahla inadawato iska ilali insha alah wadka hari donta

August 12, 2011 at 1:46 PM

asc walaal soonka badi salaada jameecada ku duko sxbada hada ka har saaxiibo wanaagsan oo diinta ku fiican la saaxiib
Walaal waa camal shaydan malinta khiyaamaha wuu kugu inkiri doonaa inta aad nooshay towbad keen guurso hadii aad awoodid
Wcs wr wb

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks