Ilmaha aan helin dareen aabbenimo mustaqbalka xaasid ayay noqonayaan

Tuesday, July 12, 20112comments

     Caruurta waaya daryeelka aabanimo xiliga ay yar yihiin ayaa lagu waramay in ay noqdaan kuwo manaxayaal ah oo cadaawad badan . Daraasad lagu smaeeyay Jarmalka ayaa lagu tilmaamay in daryeelka aabinimo oo la waayo xiliga caruurtu yar yihiin in taasi ay caruurta ka dhigeyso kuwo cadaawad badan isla markaana hareer marsan hab dhaqanka wanaagsan ee bulshada . Natiijada ka soo baxday baaritankaas ayaa lagu sheegay in caruurta kaliya hooyooyinka soo tarbiyeeyaan isla markaana waaya daryeelka aabaha in ay la soo muuqdaan dhaqan cadaawad ay ku dheehan tahay taasi oo ay sii dheer tahay in ay si weyn u madax adkaadaan . Baaritaanka ayaa lagu xusay in lagama maarmaan ay tahay in caruurta ay helaan daryeelka aabaha si ay ula soo kobcaan dhaqan wanaagsan .

Mohamed Abdulaahi By:Mo.kaayeelimaa
Share this article :

+ comments + 2 comments

July 12, 2011 at 9:25 AM

taas waaan kugu raacsanahay bro cunuga waliba shanta sano ugu horeysa haduu aabe arkin soo ula qabsada ayaa adaga waliba kuwa qubaha balsa somaliya wa roontahay

July 12, 2011 at 9:25 AM

taas waaan kugu raacsanahay bro cunuga waliba shanta sano ugu horeysa haduu aabe arkin soo ula qabsada ayaa adaga waliba kuwa qubaha balsa somaliya wa roontahay

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks