India: University of Islam oo qeebisay Qur'aan ka kariimka oo ku tarjuman luuqada India

Saturday, July 2, 20110 comments

University of Islam ayaa bilaawday in ay qeybiso qeebo kamid ah qur'aan ka oo ku tarjuman luuqada India,  Jaamacada ayaa u qeebisay dadka ku nool gobolka Bihar ee dalka India.

Mushurrcaan qur'aan qeybinta ayaa looga dan leeyahay sidii ay dadka aan muslimka aheen in ay bartaan qur'aan, sidoo kale School ku yaalo magaalada Siwan ayaa isna qeebiyay 50 Copy ka tirsan qur'aan kariimka kuna turjaman luuqada India, Schoolka ayaa u qeebiyay dadka heesta diinta Hinduuga iyo dadka heesta diimaha kale.

Sida u sheegay Ahmed Ala Khadar oo ahaa the former President of the Government, "Bihar" in qur'aanka aysan iska laheen muslimiinta oo kaliya laakiin uu yahay qur'aan mid hanuuniya ama toosiya dadka oo idil, qofkasta xaq ayuu u leeyahay in uu aqriyo uuna barto ilaa ay ukala cadaato wadada saxda ah.

Ahmed ayaa sheegay in jaamacada ay sameen doonto mushruuc kaas oo ah tarjumaad  cusub oo qur'aanka ah taasoo nooqn doonta mid fariin ah oo loogu gudbiyo dadka aan aheen muslimka

Xigashada warka: http://spanish.irib.ir

W/Q: Daalac Daahir Shoot

Aqiro warka oo af Ispaanish ah


La India: Distribución de ejemplares del sagrado Corán


Ejemplares del sagrado Corán han sido distribuidos entre los musulmanes por la Jamaat-e-islami del estado de Bihar, en Siwan.


De acuerdo al sitio Two Circules, el proyecto de distribución de ejemplares del sagrado Corán, tiene por objetivo introducir a los no musulmanes indios con el libro sagrado de los musulmanes.


Como parte de este proyecto, implementado en un colegio islámico en Siwan, 50 ejemplares del sagrado Corán, traducido al hindú, han sido distribuidos entre los hindúes y los seguidores de otras religiones.


Después de la repartición de los ejemplares del sagrado Corán, el ex gobernador del estado de Bihar, Ahmad Ali Akhtar, declaró: «El sagrado Corán pertenece no solamente a los musulmanes; sino también es guía para todos los seres humanos. Todo el mundo tiene el derecho de leer el sagrado Corán y aprender a vivir correctamente.»


En el transcurso de su intervención, él anunció que el proyecto de una nueva traducción del sagrado Corán es llevado a cabo por la Jamaat-e-islami de Bihar, a fin de transmitir el mensaje del Islam a los no musulmanes indios.


 

 


 

Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks