Markii ugu horeysay is guursadaan Gay Muslim ah iyo Gay kirishtaan ah (First Muslim-Christian gay marriage)

Sunday, July 3, 20110 comments

Labada gay oo lagu kala magacaabo Knut Egil Asprusten (44 jir) iyo Kaltham Alexander Lie (49 jir) ayaa isku guursaday magaalada Oslo laba isbuuc ka hor, labada gay ayaa xiriir lahaa October tii la soo dhaafay, waana markii ugu horeesay ee dhacdadaan ka dhacdo wadamada waqooyiga yurub.

Kaltham Alexander Lie ayaa hore loogu jirdilay dalka Iraq ahaanshiisa gay, ayaa ilin ka timid markii ay xaflada dhaceysay, gay-ga oo ah muslim muhaajir ah ayaa guursaday gay isagane heesta diinta kirishtaanka.

labada Gay ayaa ah kuwa kala aaminsan laba diin midkasta ku wanaagsan diinta (sida warbixinta lagu xusay) labada Gay ayaa aaminsan in diinta aysan kala geeyneen.

Knut Egil Asprusten Asprusten ayaa sheegay in ay ku adagtahay in uu aado masjidka balse uu uraaco kaniisata anaka kala heesano diima kala duwan wuxuuna sheegay in ay aaminsanyihiin ilaah, wax dhib ah aysan ku qabin kala duwanaashaha diinta.

Kaltham ayaa soo galay dalka Norway sanadkii 1992 kadib markii uu ka soo baxsaday jirdilo iyo handadad, wuxuuna sheegay in uu leeyahay saaxiibo badan oo muslimiin ah, Kaltham ayaa sheegay in uu aad oga fogaa bulshada muslimka ee magaalada wuxuuna sheegay in hada wax ka bilaawdo uusan is qarin doonin.

Xigashada warka:  http://islamineurope.blogspot.com/2011/06/norway-first-muslim-christian-gay.html

W/Q: Daalac Daahir Shoot

Aqriso Warka oo ah luuqada English


Norway: First Muslim-Christian gay marriage


For the first time in the Nordic countries, a Christian-Muslim gay couple got married.

Knut Egil Asprusten (44) and Kaltham Alexander Lie (49) got married in Oslo two weeks ago. They've been together since last October.

Kaltham Lie, who had been tortured in Iraq for being gay, was visibly moved and tears in his eyes after the ceremony. As an immigrants, Muslim, gay and now married to a Christian, he knows very well what it's like being to be stigmatized.

Lie and Asprusten both believe deeply in their faiths, but their religion doesn't come between them. "It was too difficult for Kaltham to go to the mosque, but he was with me in church. Even if we have different religions, we both believe in an open God. It doesn't cause us any problems," says Asprusten.

Kaltham Lie same to Norway in 1992, after he had to flee due to his gay tendencies. He has Muslim friends, but keeps away from the Muslim community in the city. "It's very important for me to be open and not to try to hide. Somebody must stand up for the world to advance," he says.

The couple has experienced both discrimination and harassment in the capital. "Oslo can be difficult, but we he also a lot of positive things, even in Grønland," says Asprusten.

The two say they haven't thought much about the fact that they're the first gay Muslim-Christian couple in Norway.





 

"If we can go ahead and help others it's good, but we would have married regardless," says Asprusten.
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks