Netherlands:Qorshe loogu diidayo jiilka 3aad ee dhaleen dadka soo goolootiga in ay noqdaan muwaadineen

Sunday, July 3, 20110 comments

Xisbiga xuriyada PVV party  ayaa ka dalbaday Piet Hein Donner oo ah wasiirka arimaha gudaha(  minister of internal affairs) in aan loo ictibaarin caruurta ay dhaleen (jiilka 3aad)  dadka soo galaatiga ah in aan loo aqoonsan dadka muwaadineen ah, xisbaha ayaa codsaday in jiilkaas 3aad in loola macaamila sidi dad muhaajiriin ah ama soo galooti.


Joram van Klaveren oo ah xubin ka tirsan baarlamaanka kana soo jeedo xisbiga PVV ayaa sheegay in laga maarmaan tahay in laqaato  tiloobooyin si loo hubiyo koboca dadka soo galootiga ah.


Dalabkaan midib tagoorka ah ayaa ku soo aadaya xili qaanuunka dalkaas uu dhigayo in caruurta dadka soo galootiga ay xaq uleeyihiin hadii caruurtaas abaaihiis iyo awoowgiisa ku dhashteen Holand loona ictibaarinayo muwaadin holand.


jiilka 3aad ay dhaleen dadka muhaajiriinta ayaa 80% ka yar da'da 10 ka sano.


Xigashada warka: http://islamineurope.blogspot.com/2011/06/netherlands-pvv-proposes-to-count-3rd.html iyo lukah.net


W/Q: Daalac Daahir Shoot

Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks