Wiilka Madaxwaynaha Georgia oo jabiyay record wax ku qorista iPad

Tuesday, July 5, 20110 comments

     Wiilka uu dhalay madaxwaynaha dalka Georgia Mikheil Saakashvili ayaa ku guuleestay in uu jabiyo record kii u yiilay iPad kaas uu ah wax ku qorista sida ugu dhaqsiyaha badan.

wiilka madaxwaynaha oo lagu magacaabo i, da'diisuna tahay 15 jir ah ayaa ku qoray xarfaha alphabet 'English' isaga oo adeegsanaya iPad muda dhan  5,26 sekan, wiilka madaxwaynaha ayaa jabiyay record kii hore u yaalay kaas uu ahaa 1,05 sekan waxaana record kaas hore u sameeyay wiil dhalinyaro ah kaas oo ka soo jeeda dalka UK.

Eduard Saakashvili ayaa noqday mid hogaamiya record ka, wuxuuna sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu ka mid noqdo Guinness World Records, wuxuuna hadalkiisa ku daray in uu dareemay in uu jabin karo recordka hore u yaalay

Goobta lagu jabinayay record ka ayaa waxaa soo xaadiray marwada 1aad ee dalka Sandra Roelofs iyo ayeeyada Eduard
Xigashada warka: http://teknologi.inilah.com/read/detail/1672832/putra-presiden-pecahkan-rekor-dunia-ketik-di-ipad

W/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks