Ila Tali: markii oo ogadey in aan jeclahay ayuu ii sheegey in oo qabo naag ajanib ah oo muslin ah

Tuesday, October 18, 201129comments

A,S,C walaalayaan magaceygu waa mamtaaz waxaan ku noolahey swedan waxaan rabaa talo inshaAllaah,  taledeydu waxay ku saabsan tahey wiil ayaan jeclahay waxaan wada soconay mudo 3 sano ah, aad ayaan u siiye niyadeyda markii danbe waxan ogaadey in uu naag ajaanib ah qabo sanadkii hore,  hal sano waxaan ku suganahey murug taas oo u sabab ah in oo i qiyaanay,
walina aan aad u jeclahay asaga markii uu ogadey in aan jeclahay ayuu ii sheegay in oo qabo naag ajanib ah oo muslin ah, aniga meel aan maanta uga maarmo ma joogo waxaan isku dayaa in aan  iska samro balse nafteyda waa diidan tahey, maba ka maarmo ninkaas ,  asaga waxaan u sheegey in aan aad u jeclahey oo aan la'aantiis nolol heesan, waxaan kaloo dhahey aan is guursano adigoo naag ajaanib ah qabo anaa kugu rabo anigaana waxkasta dhameynaayo adiga haye lee i dhah, marka mar haye ayuu i dhahaa marna maya marka maxaan ka yeelaa niyadeyda waa iga raacdey asaga wanaag badan iima haayo talo ayaan idinka rabaa walalayaal  ASC

Share this article :

+ comments + 29 comments

October 18, 2011 at 3:25 PM

Asc wlal mcn sln kadib talo wa ti ALE lkn waxn kugula talina quran akhriska badi ducada badi salada badi una istikhareyso qalbigaga wu ka baxaya ama wad hanan donta hadu khyr ku yahay mida kale gabadh waxa u wanagsan wilka jecel wayo hada gursato nolol mcn maku sinayo ninka hada ku didan wanag iska jex jex hada sawiro kahayso ama xita ka fogow wax kasta e ku xasusin kara mahadsnd waxn ku rajeyna nasib wacan

Mohamed
October 18, 2011 at 11:52 PM

Ws tali waa tii rabi talo adakunol ayada kuguma nolo kaas nin makaa racayo iska iloow wiil wanaagsan kale raadso guurso guurkana jcl hau firin adaa iloobidone midka kuqabo ku ekaan done. Ama xaga ala udhawoow masajidka ku xirnow xasustisa iska fogey sxb kalane yelo wabilahi towfiiq

Ifoon
October 19, 2011 at 1:28 AM

Abaayo waan kaxumahay waxa kugu dhacay.
Abaayo iska iloow ninka aad jeceshahay maxaa yeelay nin fiican ma,ahan oo dacad ah wuu kuqiyaamay abaayo.
Iskuday in aad iloowda oo niyada kasaar SALAAD dugashada badi oo duceeso.

Aniga ahaanteey qof aan jeclahay haduu i qayaano ama oo been isheego meshaas ayuu Jaceeylka aan uqabo kuba,bilahaay waanecbahay qayanada iyo beenta

NasrAli
October 19, 2011 at 1:35 AM

walashey mcn kaas nin ma ahan waayo kuma sharfayo ee Allah ka baryi nin fcn ana wa ku so barya dnt lose hpe jst turn 2Allah he wil show u da way

Axmed qani
October 19, 2011 at 4:43 AM

Abaayo mumtaaz iska sabar haddii kalane naagtakale utag arintana usheeg waxaa laga yaabaa iney wax kula qabato kheyraan kuu rajeynaa abaayo

Malika21
October 21, 2011 at 1:17 PM

Runtii waa nasiib darro gabdhaheena soomaliYEED EE QURQURUXDA BADAN in eey waqtigan hadda lagu jiro dhulka si dhigeen. ABAAYO ADI DHIB WEEYN AYAA KU HEEYSTO WAAYO WAXAAD LEEDAHAY NIN LA AANTIIS MA NOOLAAN KARI,NIN WALIBA NAAG QABO OO BEEN KUGU CABI JIRAY ASAGANA KU RABIN OON GUURKAAGA DOONEYNIN. MARKA WAA CADAAN ADIGA IN AAD RABTIT NINKA ASAGANA UUSAN KU RABIN,. TEEDA KALE QOF FIKIR GAABAN AYAAD U EG TAHAY
NINKA HADDA KU DIIDAN BARI KA MAALIN HADAAD IS GUURSATAAN WAX XAQJIIN AH MA U HEEYSATAA IN UU SI FIICAN KUULA DHAQMI OO UU LAQDABO IYO BEEN KUULA IMANEEYNIN.??? MARKA CARAR INTAAT CARARI KARTIT.. EE AAYAR DHEXDA INTAAD XIRATIT WIILASHA SWEEDISHKA WEEY SHDIAN YIHIIN EE MID MUSLINSO...

October 22, 2011 at 12:15 AM

Asc walashey aniga hadan teyda kadhibto wxn kudhihi lahaa isku day inad iska ilawdo ninkas wayo taladad ushegatay hadu diiday waa inad kaharta mida kale wiil kale an xaas laheyn xariir lasamee

manaxe
October 22, 2011 at 5:50 AM

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk anigu kolayba gabadh jabkeeda kaniximaayo,, adinkuba khayaanadiina miyaad iloowday taad igu dhigteen markaan xasuusto gabdhahaba malaysaa ayaa kugu soo dhacday waxkale anigu kuronmaayo ee waxaan ku leeyahay murugada iyo jaceylkuba hakuusiyaadaan isaguna hakudiido ilaa uu kadhimanayo hadaad awoodana telkiisa iisooqor aan kugu dirdiree

October 24, 2011 at 9:13 AM

wcs walaasheey ugu horeen waan ku slm een aniga waxaan ku dhihi lahaa isaga sabar oo nin kale karaad so abaayo

October 24, 2011 at 9:07 PM

We've arrvied at the end of the line and I have what I need!

asad yare A
October 24, 2011 at 9:25 PM

asc abayo wakaxumahay dhibkaga waxa iga talo ah allah udhawow allah aya ka'awood badan
mida labad waxa kuwanagsan inaad iska ilowdid wayo qof aanan kujecleyn murugo moye wax fa'ido oo ad kaheleyso malaha hadey laabtu kaa jeedo kajiifto adna jabkuuma laabno
walal waxad kudadaasha inaan xusuustisa wax kaamashquliya sameysid si aadan uxasusan kuma lihi jaceyl kale ku dagdag balse fikirkiisa kamashquul waa hubaal inaad ilaaweysi
allah ha'inogargaaro insha allah
allah hana amaansado bi'idnillahi tacaalaa.

October 25, 2011 at 12:53 AM

That's more than ssenlibe! That's a great post!

October 26, 2011 at 6:58 PM

That's not even 10 mnitues well spent!

October 26, 2011 at 7:37 PM

Action reuqeirs knowledge, and now I can act!

October 29, 2011 at 4:18 PM

asc abayo ninkaas iska iloow waayo waxab agtiisa kama ahid hadaana ku adkeeso inuu kuguursado bari meel cidlo ah ayuu kaaga tagaya waayo haduusanba kurabin markii hore wax qiimaha ah kamalihid xagiisa mar ka waxaan kugulatalinaa iskaga har midkujelen ayaad helesaa asc ani ahaan nin aan ijecleen maba jeclaankaro

nadiira
October 31, 2011 at 6:04 AM

asc walaalo qaali illahay ayaan kaga baryaya inu ku gargaaro salaadana badso lakin hal su ,aal ah sidee ayaad qofka aad dartiis nolaan karin u ogaan kari weydey sadex sano i´nu xaas leeyahay iyo in kale jacaylka intaan la bilaabin waa in la bartaa !!!

June 2, 2015 at 5:55 AM

haddi u si dhab ah ku jeclan laha, musan sugen ilaa her aad ka garto in adiga gurweydisato.
howshi asaga laga rabay ayad qabaty haddana wuu kalabab labaneya. qofkas ku ma jecla ee naftada ha haligin, kal ku jecel waa kan dhib anan ku qurin murugna kula qata. waxad tahay gabar dheyman ah, ma ogtahay in badan aya doneyso in ay nolasha kula qat. la antisa waad nolan karta balse naftada waqti sii. aniga waxan ahay gabar somaliyed waxana kula tali laha abayo iska da, wan ogahay ma ahan mid sahlan in ladayo qof la jacel yahay, lakin adna ogow in malin aad noqon donto qof boqoradisa uma bahnid in aad naqoto xaas labad, waad iloweysa haddi aad naftada cawiso. qofkan ma ahan jacelkaga, jacelkaga wuu iman doona wana midka dhibta ka ilalin doono. waxkasto isku dayid ayeey doneysa waadna ilowi karta. balse ha iska dhadhacinin in aad la antisa nolan karin.

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks