Xiliyada ugu mac ee qofka lagu abuuro Jaceyl

Saturday, July 23, 201125comments

           Dad badan ayaa isku taxluujiya in ay kasbaaan qalbiga qofka ay jacel yihiin iyagoo aan eegin marxaladaha ku haboon ee qofka lagu tashkiilin karo ama lagu soo jiidin karo, waxayna la kulmaam inta badan guul daro waxaana ugu wacan xiliyada ay soo gudbinayaan dareenkooda jaceyl oo aan munaasab aheen, hadaba maanta waxaan idiin wadnaa qababaka ugu sahlan aad qof ku ugu beeri karto jaceyl

1. Waco (call) qofka xiligi uu seexan rabo

Isku day in aad noqoto qofka ugu dambeeya ee la hadla qofka aad dooneesid, bini aadamka ayaa ka siman in xiliga hurdada ka hor uu qofka qalbigiisa fikiro wuxuuna ka fikiraa hadaladii ugu dambeeyay ee idin dhexmaray, qofka ayaa bilaaba in uu fikiro, fikirka badan ayaa marka dambe isku badla saameen jaceyl, waana wax la hubo in aad kasban doonta qalbiga qofka, ku dadaal in aad noqoto qofka ugu dambeeyay ee la hadla.

2. Xiliga firaaqada (fasaxa)

Ha isku dayin in aad la kulanto qofka aad dooneeso meel buuq badan ama dadka ku badan yihiin, isku day in aad qofka kula kulanto meel cidla ama jawi dagan labadiina idiin saamaxayo in aad is dhaafsataan aragti, jawiga cidlada ah wuxuu ka qeeb qaadanayaa in aad qofka qalbigiisa gaarsiiso dareenkaaga, halka jawiga buuqa sita uu kaa  nusqaamin doono in aad gudbiso dareenkaaga.

3. Habaran marka hore asxaabtiisa ama asxaabteeda

Markii aad dooneeso in aad qof barato ha isku murjin in aad barato marka hore qofka aad dooneeso asxaabtiisa, waxaa ka imaan kara shaki ama in uu qofka ka baqo wixii idin dhex maray in uu ogaado asxaabtiisa, ha ku dag dagin barashada asxaabtiisa iska sugo ilaa iyada ama isaga uu ku baro, barashada ayaa noqoto caqbad iyo in xitaa isaga oo ku raba laga yaabee in uu ka cabsi qabo mid kamid ah asxaabtiisa in uu ogaado waxa idin dhex maray.

 4. Ugurmo xiliyada dhibaatada jirta

Isku day in aad noqoto qof la garab taagan hiil iyo hoo, xiliyada ay jiraan murugada iyo dhibaatooyinka, tusi in uu cidlo aheen, qofka loo gurmada ayaa ku fikiraya wanaaga aad sameesay taas markii dambe aad ka heli doontid qalbi jilicsanaan iyo aragti dagan taas oo marka dambe suurta gal ka dhigta in uu jeceylkaag noqdo meel mar.

W/Q: Daalac Daahir Shoot

My Facebook: https://www.facebook.com/daalac9

Share this article :

+ comments + 25 comments

July 24, 2011 at 3:39 AM

Wan ka helay runti

July 24, 2011 at 3:39 AM

Wan ka helay runti

July 24, 2011 at 1:40 PM

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

July 24, 2011 at 1:40 PM

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

July 24, 2011 at 1:48 PM

hadii an ka hadlo jacay aad buu u dhib badan yhy waayo waxaad kala kulmaysa dhibato aad u weyn jacayl dhisidiisu ma sahlana waayo jacaylka wuxuu u baahan yhy dhowrid iyo inaad marekasta u dhego nuglaato qofkaad jeceshahay aadna garto danta aad leedahay waayo waxaa u dhibaatooneysaa waa sidaad ku kasban lahayd qofkaad jeceshahay si aad nolol mcn badan aad ugula noolaan lahayd marka isku day inaad markasta farxad siisid qofkaad jeceshahay aadna la kulantid waayo kulanka badan wuxuu kordhiyaa jacaylka soo dhawey noloshada farxad u muuji markasta hadaladiisana u dhego nuglow waa haddii aad tahay naf wax jecel bye walaalo talo wacan see you

Ninweyn
July 25, 2011 at 2:00 AM

Cadi ma'ahan sxb waxbad i kordhisay kawaran, ilen waxay ii jeclan waysay duhurki an wicijiray kawaran, yaab

Ninweyn
July 25, 2011 at 2:00 AM

Cadi ma'ahan sxb waxbad i kordhisay kawaran, ilen waxay ii jeclan waysay duhurki an wicijiray kawaran, yaab

suldaanary
July 25, 2011 at 4:04 PM

kkkkkkkkkkkkkkk war illeen anaa yaabay sxb subixii aan wici jiraye kawaran haday ii taalaa

suldaanary
July 25, 2011 at 4:04 PM

kkkkkkkkkkkkkkk war illeen anaa yaabay sxb subixii aan wici jiraye kawaran haday ii taalaa

July 26, 2011 at 3:26 AM

Run'ahanti wa arin macqul ah igu haleya hada kadib ina ku aqriyo xilaya ad noshegten

July 26, 2011 at 3:26 AM

Run'ahanti wa arin macqul ah igu haleya hada kadib ina ku aqriyo xilaya ad noshegten

July 26, 2011 at 10:31 PM

Haye

July 26, 2011 at 10:31 PM

Haye

macruuf
August 25, 2011 at 1:30 PM

qofba meel kala fudud.... saaxibkeey waxoow ka helaa marka dagaalada jiraan ama roob da'aayo, ama habeen madoow gabar kaligeed meel mareeyso inoow jinni jinni iskaga soo dhigo. Waxoow ka helaa xiliyada naxdinta leh oo kaliya. Marka qofkaaso kale firaaqo iyo xili la seexanaa maba ugu baxeeyso. xabaddiisa xataa iyadoo fiirineeyso inoow salaamo ma jeclo, ama iyadoo og inoow soo salaamo (balaayo allaha kugu ridee maxaa saacadaan ku wado aabaa soo jeedee).

NasrAli
September 30, 2011 at 2:17 AM

so nice lkn mida is jecelnahy wa daaneyste wlh waxas waxba kama tari doonan

NasrAli
September 30, 2011 at 2:17 AM

so nice lkn mida is jecelnahy wa daaneyste wlh waxas waxba kama tari doonan

January 27, 2015 at 10:13 PM

wa runa taa anigu gabara ayaan jacalahay ilaa malina hore ayaay i tiri haysoo garaacina ana ma soo gaeacina laakina malia dhawayada ayaay isoo garaaca day waxa aan ka korar saday cilsmi badan

October 31, 2016 at 3:26 PM

Maxa ka hadleysid jeceyl wax la dhaho ma jiro beee. Sheko iyo. War lee waaye

January 31, 2017 at 3:03 AM

Yaab

May 29, 2017 at 3:17 AM

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

April 25, 2019 at 6:31 AM

Kkkkkkkkkk mqcwuul ma aahan taaas lkn aniga hada rabeee talo haleysiiyo xabadoo iga fog waaye talo iyo tisdale isiii

April 28, 2019 at 2:54 PM

Waa Arin Cajiib ah Inkasto Aanan Jilin Wali Jacayl Hadana Waa Wada Sax ah

April 28, 2019 at 2:55 PM

Waa Arin Cajiib ah Inkasto Aanan Jilin Wali Jacayl Hadana Waa Wada Sax ah

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks