GEYSIIS OGEYSIIS DHAMAN INTA KU NOOL JOHANNESBURG IYO NAWAAXIGEEDA
Waxaa la ogaysiinaa dhamaan inta ku hadasha afka Soomaaliga kuna nool JOHANNESBURG IYO NAWAAXIGEEDA in laga furay internet coffee iyo call shop xaafada Mayfair ee Johannesburg waxaa lagu magacaaba Mogdishu Internet Coffee and Communication Centre, waxaad ka heli kartaa Airtime , laminating , Photo Copy , Printing, Public Phones and internet high speed waxaad ka wici kartaa dhulkeeni hooyo qiimo jaban iyo waliba cod faseex ah.
Goobta uu ku yaalo waa 52 bird Mayfair ka soo horjeedka Rahima Supermarket ama robetka beerta qaatka ama universal house
Post a Comment