Ila Tali: Waxaan waayay wiil ila saaxiibo

Monday, September 5, 201120comments

           Asc marka hore waan idin salaamay aqristayaasha sharafta leh waxaan ahay gabar walaashiina Soomaaliyeed waxaan rabaa talo inaad iso saisan waxaan ka cabanayaa saaxiib la aan micnaha boyfreind la aan, hadia ay dhacdo in aan wiil barto waxaan ka bartaa aalada teleefoonka ama internetka ma helo mid live ah o igu yiraahdo waxaan rabaa in aan kula saaxibo ama waan ku jeclahay oo waan kaa helay, meelna ma lihi jirkeygo dhan wey dhan yihiin mana foolxumi waxaan idinka codsanaa inaad igala so talisaan waxaan saxiib live ah aan u heli waaye waxan filayaa inaad igula talisan arinkaan wcs
Share this article :

+ comments + 20 comments

September 5, 2011 at 9:16 PM

Wcs wlal mcn runta waxey tahay in wax walibo ey nasib yihin adna waxa macqul ah inu sidan qer kugu jiro balse ogow in qofka bini'adamka loga bahan yahay marwaliba ey farax sanato no wiji macbus dardaran wa iga kaas by lucky

September 5, 2011 at 10:38 PM

sxbey anaa diyaar ku ah ee ila saaxiib nooh anigaba waan raadinooyaa mid sidaadookale wax raadis ah aan isku qabsano koley talo kale kuuma haayo oo kudhihimaa ninkale raadso anigaa diyaar ah kkkkk

Mohamed
September 6, 2011 at 6:19 AM

Mo.kaayeeli maa sxb waa iiga hor martan ani xitaaa saaslee kula tali lahaaa usheeg ragbadanaa dobaba loooooooooooooolz

September 7, 2011 at 9:56 AM

Lakin weli internet. Lee maroysaaa waxa ay gabadha rabto waa face 2 face. Aniga ahan waxan dhihi lahaaa walashey hadii kheyr kuugu jiro alle haku sahlo hadiise uu kuugu jirin alle kuma sahlo.

dagan
September 8, 2011 at 6:36 AM

asc

dagan
September 8, 2011 at 6:36 AM

asc

dagan
September 8, 2011 at 6:38 AM

asc walaal muhiimadu waxeytahay markii alle kuu qoro calafkaada in aadan weyneen sida aad sheegtay waxaa tahay qof lixaadiisa leh alxm lkn muhiimadu waa in aad noqoto qof dadka soo jiita oo fur furan qurux kaliya la ,iskuma jeclaado ogoooooooooow illaaheey qeer aan kaaga baryaa huuno

madaxweyne
September 9, 2011 at 3:23 PM

walaal qaali waxaan hubaa inaad helidoonto kiinolasha kula dhameesan lahaa iskabadaayee saaxiib qaali sabarka badi runtii waxaan hadalkaaga kadheehday inuu garaadkaaga uu aad usareeyo walaal qaali sharaf quruxbadan waxaan umaleenayaa ninkii adiga kuhela inuu nasiib wanaagsanyahay lakiin anigu waxaan kuu dardaarmayaa sabar qaali waadna salaamantahay latala aadnasoo waydiisatayna shaqsi ahaan aadbaan kaaga mahadcelinayaa maxaayeelay qoftala kuwaydiistay waan kuqof ku aaminay qofka la,aaminayna waxaa haboon inuu amaanada sifiican udhooro wsc

September 14, 2011 at 10:00 AM

abayo aniga kula saxibaayo magaceygu wa abdullahi waxana ku nolahay wadanka hollan hadi ad igula nooshahay hollan wan is arki karna wana wada xariiri karna balse wadanka kuma jiro asc email. yackoo102@hotmail.com

September 14, 2011 at 10:02 AM

abayo aniga kula saxibaayo magaceygu wa abdullahi waxana ku nolahay wadanka hollan hadi ad igula nooshahay hollan wan is arki karna wana wada xariiri karna balse wadanka kale kuma jiro asc email. yackoo102@hotmail.com

abshir
September 16, 2011 at 7:01 PM

asc.hadaad nin aad rabto run ay kaa tahay waad heli kartaa ee raadso

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks