Ila Tali: Ninkeyga wixii aan ku balanay ima siin

Wednesday, September 21, 201112comments

Alhamdulillah Canada ayaan daganahay da'deyda  waa 22 sano jir, mar dhow ayaan nin  is guursanay, shuruudaha guurka waxaa ka mid ahaa in ninkeyga uu u dacwooda walaasheyda iga wayn oo joogto Kenya, markii aan is aroosnay, wuxuu keenay madax adeeg iyo arimo kale, wuuna diiday in uu u dacwooda walaasheyda, xitaa balanta labadeena kaliya ma ogeen waxaa ogaa faamilkeyga iyo kiisa, gabar ay isaga isku dhowyihiin ayaa ii sheegtay in uu leenka mar hore si qarsoodi ah uga gatay dad kale oo loo shubay lacagta mar hore, wuu iga qarsanayaa arinkaan, maxaan sameeyaa? balantii aan wada galnay kama haayo, walaasheydane way isugoosaa waan war galiyay guurkeena  kadib in ninkeyga u dacwoon doono? tala keena waadna mahadsantihiin.asc
Share this article :

+ comments + 12 comments

September 21, 2011 at 2:13 AM

waad mahadsantihiin daalac .com

September 21, 2011 at 2:13 AM

waad mahadsantihiin daalac .com

September 22, 2011 at 9:22 AM

wan ka xumahay runti dhibka adunka wa badan yahay qofka muslimka ahna waxa la gudboon in u samro ana waxan ku dhihi laha samir inta aad samri kartid si dagana ugu sheeg balanti uka qaday ado dantina ka hadlaya samirkana haka dalin walal alle waxu yiri kor ahaye sabrayaasha waxaa lasiin ujuuradoda xisaab la,aan,<3

dalfac
September 23, 2011 at 1:21 PM

walaal beenta uu ninkaagu kuusheegay xumaankama ahayn lkn waxay ka,ahayd jaceelkaaga kubadbaaso xaalada kula soodaristan mid qalafsan maahan waa mid dhidacwalba looxalinkaro lkn anigu waxaan ku oranlahaa ninkaaga waa kujecelyahay taana waxaa dadiil u,ah beenta uusheegay wuxuu usheegay waxay ahayd aad guursato qof guur kuuhamiyayna waa qof kujecel magaratay walaal
kolayba waxaa xaqiiq ah inaadan wax jeceel ah aadna isaga uqaban waxaadna uguursatay inuu walaashaa udacwoodo ,(ceeb badnaa,, waxaa markale igadardaaran ah naf kujecel waa qaali lama dayaco ee waxaan ku oranlahaa intaad hammilaboodka iskadhaafto gurigaaga dhaqo walaashaana haday shaydaanka iskanaarto inay afrika ugakhayr badantahay canada,,,, macsalaama canaanta aan kucanaantayna karaali noqo anigaa naf ijecleed dayacay hadda kaqoomameeya inaad anigoo kale noqoto ayaan kuu diidayaa hadda ayay nolosha meeshii ugu wanaagsaneed kuu bilaabatay ee kafaa,iidayso baayo gacaliso

October 1, 2011 at 4:49 AM

ASC dhamantina wallayaal, een waxan kudhihilaha my sis, ninkaaga balanta aad markii hore gasheen ayaaba qaldaneed adigoo iga xuman an waxyar kuxasuusiyo, my sis, fiiri malasocotaa haduu ninkaaga walasha kukena dhaho in meher ukusameynayo arinkaa ilen wan lasoconaye, somalida waxa ey dhehen meher been ah aya lasameynaa war intuuu meher sax losameyay ben kanoqonaa meshaan rabno miyaa DIINTA ujedineynaa, haduu meherkaa dhaco adiga iyo asiga wad isdeynlaheydeen lkin caadi ayeey aktaada katahay aya filayaa, hada waxa laga yaba asiga in uu taas feker uu kafikiraa uusan usameyneyn sida hadalkaagaba kacad oo lacag raadsi darteed usameynaayo lkin adiga aan kushegee waxa macquul ah in ALLAH SWT u kahaayo ee indhaha kala fur iskana daa shekadaaas, Somalidena kala ubarkeeda wn ogahay in ey sameyaan wana kula jogaa qurbaha oo intabadan looga dhaqmo arintaas marka adiga wa lawada sameynoyaa ha usameyn qofkastaa tisaa asigey utalaa, maxa sameynee malinka wajiga ALLAH hortagto my sis, wa WANO walashaa kula jeclaatay NADABGAL WABILAHI TOWFIKH

October 24, 2011 at 2:34 AM

Dude, right on there botrehr.

October 24, 2011 at 7:30 PM

HHIS I shuold have thought of that!

October 26, 2011 at 5:34 PM

For the love of God, keep writing these airtlces.

October 26, 2011 at 7:52 PM

Great post with lots of imopratnt stuff.

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks