Ila Tali: Naagta aan qabo hooyadeed ayaan qaati billahi ka taaganahay

Wednesday, September 21, 20112comments

                   waad salaamantihiin dhamaan inta jecel in ay u tala celiyaan dadka talada soo dhiibtay, waxaan qabaa xaas, waxay ii leedahay 3 caruur, sodohdeyda waxay ifka ka dhashay naagta aan qabo, xaaskeyga ayaa ii soo jeedisay in ay nala dagto hooyodeed, maadaama aysan jirin qofkale heynaya,  waxaan ahay wiil iska danyar ah aan waxbadan awoodin sidaas ay jirtane sodohdeyda waxay cunto iyo waxay xirato waan ukeenaa, dhibka aan ku qabo waxaa weeye xaaskeyga bay igu dirtaa, waxay tiraahdaa naa ninkaaga alaabta iga badal, guriga iga badal, dahab ii soo iibi, lacala hadii aan xaaskeyga wanaag usameeyo masalan aan dahab u iibiyo naagtayda sodohdane waxay leedahay anigane dahab hala ii iibiyo, wax kasta aan naagta siiyo iyadane waa in la siiyaa, aniga oo mushkiladaas ku qaba ayee hadane bilaawday in qolka aan dagneen in ay habeen seexato, lama xaajoon karo naagtayda iyadii ayaa qolka dhex fadhida ilfuur camal. maxaa sameeyaa ila taliya.asc
Share this article :

+ comments + 2 comments

October 24, 2011 at 1:07 AM

I wanted to spend a mnuite to thank you for this.

October 26, 2011 at 4:57 PM

Leanirng a ton from these neat articles.

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks