Waxaan indhaha soo marinay Wabsite-yo aad u tiro badan, qaar waxaan ku soo aragnay in wararka ay qoraan aysan sugneeyn, qaar kalena wararkooda ay ku dacaayadeenayan qolo amaba ay taageero u yihiin qolo kale iyo kuwo kale oo qaab qabiil u shaqeeya. Markii aan soo dhameeysanay socdaalkeena ahaa u kuurgalida Wabsite-yada Somalida midka ugu fiicam ee la oran karo walibana lagu taxnaan karo, waxaan go'aaminay in Wabsite-ka kaliya ee isha lagu heyn karo uu yaha Warbaahinta Wararka Www.Warqaad.com . Warqaad.com waa wabsite dhaxal gal ah oo qora wararka Soomaliya, waxa uuna maalinti kaliya qoraa 28 ilaa 29 war oo ku saleeysan xaqiiqda walibana inta ugu badan ay wariyaal u joogan.Muqdisho, Garoowe ,Boosaaso, Hargeysa, Jigjiga, Dhadhaab, Wajir, Nairobi, Kampala, Cape Town, Johansberg, London, Oslo, Washington, Qaahira, Rome iyo meelo kale ayaa wariyaal qibrad leh ay u joogan. Kuma eka Warar ee waxa uu maalin walba si joogta ah u daabacaa Wararka Somaliya/Wararka Caalamka/Ciyaaraha/News English/Faalooyin iyo Arimaha Bulshada oo aad looga daba dhacay. Dhanka kale Maamulka Daalac.com waxa uu xiriir la sameeyay Maamulka Warqaad.com waxa uuna ku dhiiro galiyay sida ay hawsha u wadaan iminka ay sii laba jibaaran si shacabka Somaliyed u ogaadan xaqiiqda jirta. Hadaba Daalac.com ayaa idin ishaartay www.Warqaad.com ee horey u gaar.
Warqaad.com oo noqotay hoyga warbaahinta Soomaliyeed
Sunday, September 18, 20111comments

+ comments + 1 comments
haaaaaaaaaa
Post a Comment