Ila Tali: Magaceygu waa Raxma, Nin keyga ayaan ka cabanayaa

Friday, September 2, 201110comments

         Magaceyga waa Raxma, From Sweden, waxaan ahay gabar la qaba, ninkeyga waxaan is qabnaa mudo 6, maalinkaan is guursanay ilaa hada gurigeena ma ahan mid ku dhisan farxad, nin keyga waa beenlow, beentiisa dhoor mar ayaan ku qabtay, beenta ugu wayn aan isku qabanay waa nin cuna hantida umada, waa nin mukhalas ah, dadka ayuu lacagaha been been uga cunaa, maalinkasta gurigeena waxaa yimaada dad isaga raadinaayo iyo dad dhahaya ninkaaga lacago ayuu naga qabaa.

Cilada labaad aan isku nacnay waxaa waaye isaga ma jeclo hooyadeey, ma xariiriyo mana salaanyo, taas aniga ayee ceeb igu tahay nin hooyadeey aan jecleen waa dhibaayo.

Cilada sadaxaad aan ku arkay waxaa waaye masjid ayaa inoo dhow ma ku dukayo  masjidka waa nin markasta ku dukada guriga, waan ku kari la ahay salaadaha ku soo duko masaajidka.

Cilada afaraad ayaa ah marnaba ma ogolo in aan dhageesano wacdi ama cajalada diiniga waa  mid markasta jaceyl daawashada sports ka iyo filimada

markasta waxaan jeclahay in aan waaniyo laakiin waxaan kala kulmaa caqabado waa wayn iyo xanaaq, hadaba waad aragtaan xaalada sida ay naga tahay, maxaa aragti iyo talo soo jeedin ah, waad ku mahadsantihiin asc.

hadii aad dooneeso in aad talo soo dirsatid fadlan nagala soo xariir cinwaanada hoos ku qoran

daalac9@hotmail.com ama facebook  www.facebook.com/daalac9

Share this article :

+ comments + 10 comments

September 2, 2011 at 8:02 AM

asc umada soomaaliyed meelkasta ay joogan mida xigta waan ku slmy walaashey raxmo waxan kula talin lahaa aniga ahaan ninkan waani ilaa xad mcnto waxaa laga yaabaa inuu alle ssoo hanuuniyo waayo alle qofkuu doono wuu hanuuniyaa qofkuu doonanan wuu fasahaadiyaa marka waalaley ninkan waani ilaah ha hanuuniyo haduu ku adkeyso dhaqankiisa iska fur wallal wayo qof aan ogoleyn diinta iyo wacdiga alle iyo xaqa waalida mcnto iska fur ilaah ha kuu sahlo mid ahlul diin ah qaali waana kuu soo duceyneynaa mcnto lkn su,al aan ku weydiiyo mcnnto ninkan markii hore aad guursaneysay ma sidan ayu ahaa qaalisharafey? jwb ayaan kaa sugayaa

ALI BIN ALI
September 10, 2011 at 10:38 AM

WALAASHEY ANI WAXAY ILA TAHAY KA FOGAAW NINKAAS WAYAO ILAA XAD WAQTI WADA SIISAY WAAD WAANISAY WAANA WA AKAA DIIDAY ALLAH DARTI INAA RUUX KU GOYSAA WAX KA WNAAGSAN MALAHA AMA AAD ALLAH DARTI KU JECLAATAA SO ISGA DHEERAAW KALANA KAASHO CULIMADA KU XEEL DHEER ARIMAHAAS U TAG CULIMADA MASAAJIDKA KUU DHAW AMA KUWA AAD ISLEEDAHAY DIINTA WA AKU XEEL DHEERYIHIIN WSC

September 11, 2011 at 1:18 PM

abaa kan bac diisa madoow u tuur,heheheh sis walahi waxan ku dhaho maqan, kan nin iska daayoo, istaraashada afka layskaga tiro xata ma istaahilo kaso kale illah ima tuso aamen i dhahaya,

September 15, 2011 at 4:06 AM

Aaaamiin waxaas dhan waxa ka sii daran in uu hooyadeeey i dhashay usan xariirin iyadaba ka waalan ninka qoftane coz hadu ii bahanyahay walidkeena in uu bahanyahay ayaa jirta teeda kale beeenta wa sheey xaaran ah kor uga bax qofkani wa diin laaawe siis alle ha ku dajiyo xld mid aad ku faraxdane alle ha ku tuso Aaaamin

ahmed
September 18, 2011 at 1:22 AM

walaal waxaad ka daysaa amarka gabi ahaanba acamti ha odhan tuko,masaajidka teg,waxa daa waayo waaa dhacaysa iuu kaa sii fogaado laakii tus dareen ahaan inaad sidaa jeceshay tusaale ahaan hadaad ratid iuu tukado iyaalka waxad tidhaadaa hooyo tukada adigu tuko quraaka akhriso alle ka cabsi sameey ha ku arko ficiladaada intad hadal ahaa wax ugu odhan lahayd lagana yaabaa inuu wax ku qaato oo uu ilaahay qaligiisa u furo.

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks